Discover
Abdijaliil Show
Abdijaliil Show
Author: Abdijaliil Osman
Subscribed: 120Played: 371Subscribe
Share
© Abdijaliil Osman
Description
I’m Abdijaliil Osman — a podcaster, independent video journalist, and storyteller.
On Abdijaliil Show, I don’t just Do podcasts—I Educate and Entertain!
I challenge narratives, spotlight untold stories, and sit across from thinkers, leaders, rebels, and visionaries shaping our world.
On Abdijaliil Show, I don’t just Do podcasts—I Educate and Entertain!
I challenge narratives, spotlight untold stories, and sit across from thinkers, leaders, rebels, and visionaries shaping our world.
31 Episodes
Reverse
Idil Barkhad Iyo Waayaha Fankeeda.Waxaan ka hadalnay:Dagaalka ka dhaxeeya Idil Barkhad iyo jacaylkaSababta heesaha murugada ahi u taabtaan bulshadaDhacdo xiiso leh oo la xidhiidha codkeeda xabeebta lehQalliinkii 2016 ee saameeyay nolosheedaXusuusta Aabbaheed (2014)Nolosha hooyonimada & farxaddeeda qarsoon𝐖𝐀𝐀 𝐊𝐔𝐖𝐀𝐍 𝐇𝐄𝐄𝐒𝐈𝐇𝐈𝐈 𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈 𝐐𝐎𝐓𝐎 𝐃𝐇𝐄𝐄𝐑 𝐔 𝐅𝐀𝐋𝐀𝐍𝐐𝐀𝐘𝐍𝐀𝐘:“Beer Dumar”“Mililico”“Beerlaxowsi”“Jano”“Hello (Ma i Maqleysaa?)”“Wiilashii Indhaheygow”Haddii aad tahay qof jecel:Fanka SoomaaliyeedSheekooyin dhab ahMurugo, hammi & bogsiinRiyooyinka haweenka Soomaaliyeed
Halgan & Himilo: Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde iyo Geedi-socodka Siyaasadda Soomaalida~2aad
Barashada Alle— Magacyadiisa, Naxariistiisa & Jacaylkiisa
Kansarka, Dhiig-Kar, Sonkorow & Wadne-Xanuun — Podcast-kan Dhageyso Ka Hor Inta Aadan Isbitaalka Gelin!~Dr. Abdulakir Suldan Ahmed Nuur. ( Jasiir)
"Jidhka labaatan jirka wuu cafis badan yahay" Halista Cudurrada casriga iyo Digniinta Dhaqaatiirta
Masterclass Ahmed Farah:30 Sano oo Khibrad Filim-Sameyn ah, Lacag, Halganka&Guul | Arday & Ayaanle!
Student Visa ilaa Public Health Expert: Safarka Abdinaasir & Fursadaha Scholarship-ka UK.
“YouTube wuxuu beddelay Nolosheyda” — Sawda Qaalib
“Daqiiqadihii aan xusuusta Beelay, Gabadheyda iyo Hooyadey midna Waan xasuusan Waayay”— Sade A/Rizak
EXCLUSIVE | "Abdirizak Anshax: ‘Waxaan Ayaan ku mehersaday Jeelka Gabiley!’ (Qaybta 2aad – Qiso!)"
Abdirizak Anshax: "Si aan Fanaan u noqdo, waxaan u Qortay askarinimo!" (Qaybta 1aad)
Halgan & Himilo: Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde iyo Geedi-socodka Siyaasadda Soomaalida~1aad
Gumeystaha Itoobiya: Sidee Loo Qabsaday Dhulka Soomaali Galbeed? 1/2. Hassan Jabhad
Nasra Abti Doon Iyo Safarkeedii Baraha Bulshada"Waxaan Jeclahay Hal-Abuurka"
Sheikh Said Rageah| Noolasha Qurbaha,Burburka Qoyska, Lacagaha Cryptocurrency Waxbarashada
Suldaan Seeraar~FANKA&SUUGAANTA:
Sheekh Xassan Al-Waajidi iyo Fadliga Quraanka Kariimka
Mawduuca: Fahamka Mas’uuliyadda – Xag Diimeed, Nafsi iyo Bulsho.Marti: Dr-Hamza HabiibMas’uuliyaddu waa eray sahlan, laakiin macno qoto dheer leh. Ustaad Hamse Habiib ayaa nala wadaagay aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan sida Islaamku u fasiray mas’uuliyadda iyo sababta qof kastaa ugu baahan yahay inuu naftiisa, waqtigiisa, iyo ficilladiisa ka mas’uul noqdo.Qodobbo muhiim ah oo wareysiga ka soo baxay:Mas’uuliyaddu waa sharaf iyo karaamo, ma aha culays keliya. Qofka qaata mas’uuliyad dhab ah wuxuu helaa kalsooni, qaddarin iyo hoggaan nafsadeed.Islaamku si cad ayuu uga hadlay mas’uuliyadda. Qur’aanka iyo Xadiiska waxaa lagu xusay in qof kastaa mas’uul ka yahay waxa uu sameeyo – naftiisa, qoyskiisa, iyo bulshada.Dhalinyarada qaarkood waxay ka cararaan mas’uuliyadda, sababo ay ka mid yihiin cabsi guuldarro, ku tiirsanaan dadka kale, ama faham la’aan qiimaha mas’uuliyaddu leedahay.Mas’uuliyaddu waa la baran karaa. Waa geedi-socod qofka ku dhisa kalsooni, go’aan adag, iyo isku-filnaansho.
Waxaan Dib u Bartay Micnaha Noolasha, Iimaanka Imtixaanka&Xaqiiqada Caddaaladda Eebbe”~Sh. Dr. Ali Mohamed Salah
Fadliga Akhrinta Quraank Kariimka~Sheekh Cabdixakiim Sheekh Cali Suufi






















