DiscoverEACON Podcast
EACON Podcast
Claim Ownership

EACON Podcast

Author: SIMAD Podcast

Subscribed: 0Played: 0
Share

Description

#EACONPodcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faa’iideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika.

Iyada oo sanadkii 2aad markale uu dalkeennu martigelinayo shirweynaha #EACON2025 ayaa waxaa sidookale kusoo beegmay billowga EACON Podcast, taas oo calaamad u ah sii wadidda iyo xoojinta fursadaha, iskaashiga, iyo horumarinta bulshada Bariga Afrika.
2 Episodes
Reverse
Xalqaddan waxaa marti inoogu ah Maxamed Isxaaq, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Calamiga ah, ahna u-qaabilsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika.Waxaan ku falanqeyn doonnaa Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrika,canshuuraha, fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla, iyo qodobo kale oo muhiim u ah la falgalka bulshada bariga afrika.
EAC Podcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faa’iideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika.
Comments 
loading