Awrabaax podcast.
PLAY ON CASTBOX
Magacaygu waa Cabdiqani-Mansaawi Yuusuf, waxa aan ahay Hal-abuur ku maansooda af Soomaaliga. Maansadani waxa ay ka hadlaysaa kaalmaha jacaylka iyo qof gobonimo sagootiyaya qof uu jeclaa.
Awrabaax podcast kala socda barnaamijyo xiiso leh.
50,000,000+ Worldwide Audios for Free