DiscoverCodka Ubax
107 Episodes
Reverse
Send us a textWaa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan.Support the show
Send us a textMuna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textMaxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textMaxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textSiyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textHadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textMaansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai.Support the show
Send us a textCabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textCaweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textQofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo riyooyinkiisaba. Dhegaysi wacan!Support the show
Top Podcasts
The Best New Comedy Podcast Right Now – June 2024The Best News Podcast Right Now – June 2024The Best New Business Podcast Right Now – June 2024The Best New Sports Podcast Right Now – June 2024The Best New True Crime Podcast Right Now – June 2024The Best New Joe Rogan Experience Podcast Right Now – June 20The Best New Dan Bongino Show Podcast Right Now – June 20The Best New Mark Levin Podcast – June 2024
United States
waa qiso layaab leh
isha ruuxi deeqa Qalbigana dawayn kara 🙈 Fav Podcast ❤️✨
My fav podcast ❤️🥰
barnaamikaaa sidaan ujecelahay ana mar ban kula wadagi qisadyda wan ku tageraa wll soo badi.
xundhur geel anba wan tagi jirey yarantaydii
mahadsanid Ismail hno ❤😘
ismaaciil ubax nin baan ka dhex sawirtaa barnaamij nin baan ka dhex sawirtaa
Tii kowaad ilaa tan waan dhagaysanayaa waad mahadsantay Ismail.😍
waa layga guursaday qaybtii 8aad soo diyaariya
fiicnaa laheeydaa in oow iga dhageesto hadalkeeyga hadaan awoodo saacad uunbaan aamusin lahaa si oow iidhageesto waan lahadlaa lkn woow iga aarsadaa malaha yaa waqtiga dib ucelsho aan qaladkeeyga saxee
codka ubax adaa baad umahadsantahay , waxa uu iga dhigan yahay wehelkayga khaaska sii ahaan Baranaamijkan ((waa layga guursaday )) . Ayaan ayaamaha kamida waxa anaa rajaynayaa inaan kasoo muuqan doono Bogaagan, Guul waarta Ismacil
sheekooyinkani waa kuwo qiimo badan hadal murtidu qiimo badanaaa 0656136323 telephone kii abwaanka khalif
mnsha alla
macliin kayse
mahdsanid 🥰❤️
ruunti wax badan baan Ka fahmay waad mahdsantahy coodka ubax❤️
mnshallh ismaaciil claahi codka ubax waa wehelkayga
qof qof wayayba ahay codka ubax maniga layso diray?
ismaaciil claahi codka ubax waxa uu nooyahy roob lagu qabwsado wllo noo sobadi adoo mahdasan
wow