Send us a textWaa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan.Support the show
Send us a textMuna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textMaxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textMaxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textSiyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textHadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textMaansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai.Support the show
Send us a textCabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textCaweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textWaxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan!Support the show
Send us a textQofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo riyooyinkiisaba. Dhegaysi wacan!Support the show
HUSSEIN SALAD IBRAHIM
waa qiso layaab leh
ilwaad caaqil
isha ruuxi deeqa Qalbigana dawayn kara 🙈 Fav Podcast ❤️✨
ilwaad caaqil
My fav podcast ❤️🥰
Qaali Said
barnaamikaaa sidaan ujecelahay ana mar ban kula wadagi qisadyda wan ku tageraa wll soo badi.
ID19763979
xundhur geel anba wan tagi jirey yarantaydii