HEEGO WITH FATMA

Kusoo dhawaw podcast HEEGO WITH FATMA oo aan kaga hadalno arimaha bulshada gaar ahaan, cilmi nafsiga iyo caafimaadka maskaxda. Wad ku mahadsantahay dhagaysigaaga wacan ๐ŸŽคโœจ

#S2EP3xidhiidhka ka dhaxeeya soonka iyo cafimaadka

Xalqadan waxa ka hadlaynaa soonka cid kasta ma u yahay cafimaad iyo qofka qaba xanuunka sonkorta sidaynu ula dhaqmayna xiliga ramadaanka

04-14
21:11

#S2EP2-Xikmadaha iyo hadafka bisha ramadaan ku jirta

Waxa si faahfaahsan aanu uga hadlaynaaa hadafka aynu usoomayno bisha barakaysan iyo xikmadaha ku jira

04-01
11:03

#S2EP1-Waa maxay bisha ramadan? Maxayna bilaha kale kaga duwantahay

Xalqadan waxaan kaga hadlaynaa bisha ramadaan fadliga ku jira iyo sidaynu uga faaidaysankaraynaa

03-27
18:30

(Ep10).๐Œ๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐ฎ ๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐š.

- Qeexitaanka Madhaafaan ka Bulshadu (qiyamka bulshadu)?! - Meelaha Madhaafaanku ka abuurmaan (Masaadirtooda) ? - Sidee bay Qiyamka Bulshadu caqiidada, dhaqanka iyo is dhex galka bulshooyinka. -Muxu yahay farqiga ama kala duwanaanshaha udhexeeya Qiyamka iyo Akhlaaqda? - Siyaabaha bulshadu qiyamkeeda ku ilaashan karto si wanaagsan oo raali laga wada yahay?

07-17
24:28

(EP09).Horumarinta tacliinta iyo saamaynta bulshada.

Horumarinta tacliintu saamayn maku leedahay bulshada ? 1: Bulshadeena maxa ku yareeyay inay keenan wax cusub ama wax soo saar yeeshan? 2: horumarinta tacliintu saamayn maku leedahay bulshada ? 3: siyaasadda dawladeenu maku dhisantahay in lasoo saaro dad wacyi sare leh ama xirfad leh ? 4: horumarinta tacliintu ma yaraysaa shaqa la, aanta ? 5: xirfadda maxay dadkenu ugu arkaan ceeb ?

07-02
21:53

(Ep08). isku milanka diinta iyo dhaqanka ama caadooyinka

1: macnaha caadooyinka ama dhaqan 2:Doorka diintu ku leedahay ilaalinta iyo dhawrista caadooyinka sharafta leh 3:Qoyska iyo doorka uu ku leeyahay taabo galinta dhaqamada wanaagsan. 4:caadooyinka burburiya maskaxda bulshada. 5:dhaqamada keena dib u dhaca bulshooyinka.

01-31
39:38

(EP07). xaalada caafimaad ee bulshadeenu ku sugantahay iyo talooyin muhiim ah

1:waa maxay cafimaadka bulshada 2: Xidhiidhka ka dhexeeya caafimaadka iyo diinta, cuntada, dawada, jidhka iyo nafta. 3: Sidee ayeynu ku horumarin karna oo ku ilaalin karna caafimaadkeena

08-13
38:28

(EP06). Waa maxay xanunka qulubka/Depression!!

1:maxaa keenay xanuunka qulubka ?! 2:Waxyaabaha saameeya cudurka 3:Sidaa uga hortagi karnaa xanuunkan 4:Mashaakisha ugu badan ee uu keeno 5:xanuunka qulubka iyo diinta

07-14
27:17

(EP05).Kobcinta maskaxda caruurta.

1 kobacinta maskaxda caruurta iyo fahamkeena 2ahmiyadda ay leeday fahamka marxaladani 3waaqiceena somaliyeed

06-24
19:35

(EP04). Qoyska iyo bulshada

1: waa maxay qosku?! 2: waa maxay muhiimada uu leedahay qoska?! 3:tiirarka qoyska cafimaadka qaba 4:barbaarinta toosan 5 kaalinta uu leeyahay ilmaha yar koritaankiisa 6:mashaakisha qoysasku 7 xalalka ugu saxsan ee lagu dhaqaaqi karo

06-16
26:55

(EP03). Fahanka shakhsiyadda soomaaliga ah. (Saamayn iyo samayn)

Ka hadalka shakhsiyadda qofka bani'aadamka, waxa sameeya, iyo waxa saameeya waa wax aad u adag, ha ahaatee waxa aynu duubistan kooban aynu isku dayaynaa in aynu iftiimino dhabooyinka loo mari karo fahanka baniโ€™aadamka, inaga oo gaar u calman doona shakhsiyadda soomaaliga ah.

06-08
18:18

(EP02). Kibirka iyo qabwaynida.

Waxa uu inoo kala saaray ahmed saalax waxa ay kala yihiin qabwaynida iyo kibirka in mararka qaarkood lagu dhex qaldo kalsoonida waxan idin rajaynayaa dhagaysi wacan hana ilaawin wixii fikirkaaga ah inaad nala wadaagtid .

05-26
36:57

(EP01). Waa maxay Cafimaadka nafsada iyo dhimirka ?!

Cafimaadka nafsadeed waxa uu noqonaya in qofku inuu ka bad qabo wax walboo maskaxdiisa iyo maankiisa dhaawici karaaya uu ka bad qabo wixii fikirkiisa carqaladeen kara uu ka badqabo wixii xasuustiisa iyo qaab ushaqeenta maskaxdiisa wax udhimi karo .inuu qofku raali ka yahay qaabka u noolyahay iyo shakhsiyadiisa

05-11
38:45

Hordhac

soo dhawoow: waxa kaga hadlaya podcast heego social psychology mental health iyo mawaadiic kale dhagaysi wacan dhamaantiin

04-21
01:49

Recommend Channels