DiscoverIsmile Inspires Show
Ismile Inspires Show
Claim Ownership

Ismile Inspires Show

Author: Ismile Inspires

Subscribed: 46Played: 468
Share

Description

Ismile Inspires show is a podcast on personal development, creativity and storytelling. We talk about things to improve our lives and be better. Things like our thoughts, mindsets, creativity, power of storytelling in our lives... things that are needed for our success but easily left out. And finally, things that make up an interesting chat every week.
33 Episodes
Reverse
Kaga bogo 7 wax dadka kalsoonida leh sameeyaan.
Waxaan xalqadaan idinkula wadaagayaa safarkeegi wax aqriska.
Ku barro hababka ama techniques productivityga
Kubaro 5 waxyaabood ii fududeeyay inaan noqdo Qof waxtar leh
Horumarinta Edbinta Nafta kabaro 10 hab aad ku horumarin karto self disciplinekaga.
Kaga boggo xalqadaan talooyin ku saabsan caafimaadka maskaxda ama Mental health.
Kaga bogo xalqadaan 7 qodob ee dhismaha kalsoonida kaa caawin karta.
Kaga bogo xalqadaan sida caado wax aqris loo sameysto naftana loogu edbiyo wax aqriska.
Kaga bogo xalqadaan sida ugu fudud loo joojiyo caadoyinka xunxun.
Xalqadda 15aad waxaan ku falaanqeyneenaa Dib u dhigashada oo ah cudur aad inoogu weyn waxyaabo badana dib inooga riday. Waxaan ku arkeena waxa sababa, noocyadiisa iyo sida looga bixi karro. Dhageysi wacan.
Waxaad xalqadaan uga bogan dontaa Self discipline ama naf edbinta. Waxaan ku baran doonaa sidaa loo sameysto Discipline cusub ama loo adkeysto discipline hore aan u laheyn. Ka bogasho wacan biidnilah.
S02E13: Saameynta Buuga Isbuuca
U Baddal Dhibaatoyinkaga Hibadaada | Turn Your Problems To Passion
Xalqadda 11aad waxaan ku qaadanay tababar ku saabsan kartida qofka iyo sida loo helo loona kobciyo.
Xalqadda 10aad waa book review. Waxaan kuso qadanay buugii ugu qiimaha badnaa aan aqriyo kaas oo wax weyn ka badalay nolol maalmeedkeega. Fadlan faafi hadaa dhageysato asxaabtaadana la wadaag.
kaga bogo xalqaddaan dadka sunta ku ah noloshaada iyo sida aad ula tacaali laheyd.
Waxaad maqalkaan kaga bogan doontaa 4 caado ee leeyihin dadka waxtarka leh.
Kubaro xalqadaan qaabka ugu fudud loo aqriyo buugagta.
Kaga boggo xalqaddan 6 tilaabo naqshadda guusha ah iyo 5 suaal Isbadal nafeed kuu horseeda
Kubaro 3 Tallo, 3 tijaabo iyo 3 tixgalin fududeeya goaan qaadashada
loading