Khayr-dayska Noolays

Kusoo dhowow Khayr-dayska Noolays.... Warqabad ma ahan ... wargays ma ahan ... idaacad ma ahan .... waa khayr la sii daynayo ... sidii geedkii iftiinka bixin jirey ee Noolays ... Dhagaysoo ka dhereg .. wanaagana ka raac ... haddaad ka faaiididna .. aanu khayrka qaybsannee ee sii faafi... o Jazaakumullaahu khayran

82 Milicsi Aayad

82 Milicsi Aayad

09-28
24:34

81 Safar dhuux

81 Safar dhuux

09-28
33:59

80 Suuratul Aala Cimraan

Suuratul Aala Cimraan (Suusi Can Abi Camr) iyo Codkii Sheekh Cabdirishiid Sheekh Cali Suufi ... Xafidahullaah

01-14
54:29

79 Suuratul Baqara (Suusi Can Abi Camr)

Suuratul Baqara (Suusi Can Abi Camr) iyo Codkii Sheekh Cabdirishiid Sheekh Cali Suufi ... Xafidahullaah

01-14
01:31:16

78 Waraysi Sh Cabdalla Sancaani

Waraysi Sh Cabdalla Sancaani Xafidahullaah

01-07
28:28

77 Dardasha

Dardasha

12-15
08:33

76 Baraha Bulshada 2

Baraha Bulshada & Saamaynta ...

12-15
26:41

75 Baraha Bulshada 1

Baraha Bulshada & Saamaynta ...

12-15
16:21

74 Axzaab iyo Qhazza

Khudbadii Jimcada 7 Rabiical 1445 oo ku beegnayd 21 October 2023

10-21
23:28

73. Caashuuraa

Caashuuraa 1.Ahammiyadda maalinta Caashuuraa2.Macnaha Shukriga3.Nebi Muuse iyo umadda Nebi Maxamed4.Waaqicii Reer banii israaiil ay kuu noolaayeen iyo maanta waaqiceena.

07-29
31:02

72 Ila Milicso Aayadda 2

Waa Barnaamij aanu qayba kamida aayadaha Quraanka ku wada milicsanayno.

07-09
16:47

71 Ila Milicso Aayadda 1

Waa Barnaamij aanu qayba kamida aayadaha Quraanka ku wada milicsanayno.

07-09
26:33

70 Faaiidooyin ku saabsan Qisadii Nebiyul Ibraahim (CS)

Faaiidooyin ku saabsan Qisadii Nebiyul Ibraahim (CS) iyo Sheekh Cabdirisaaq Takar

07-08
33:50

69 Horumarinta Maraakista (Qaybtii 2)

Waraysi Kooban uu sheekhu kaga hadlayo baahidii keentay aasaasidda masaajidda iyo hawlaha looga baahan yahay.

07-02
29:16

68 Horumarinta Maraakista (Qaybtii 1)

Waraysi Kooban uu sheekhu kaga hadlayo baahidii keentay aasaasidda masaajidda iyo hawlaha looga baahan yahay.

07-02
38:19

67 Macallin iyo Waalid

Waraysi ( Sheekh Maxamed Deeq)

06-27
18:38

66 Qoys Iyo Masjid

Waa barnaamijka Qoys & Masjid

05-26
28:19

64 Macallin CabdilBaasid Iyo Dhalinyaro

Waa Xalaqo sheekh Cabdilbaasid uu kaga waramayo ... Ilxaadka iyo dhalinta Soomaaliyeed

02-24
38:46

63 قوة الشخصية عند الأبناء

- قوة الشخصية عند الأبناء د. مصطفى أبو سعد

02-22
01:45:44

62 Macallin Fuaad iyo Dugsi Quraan

Xog waran kooban iyo talooyin ku saabsan dugsiyada Quraanka

01-14
24:11

Recommend Channels