DiscoverRajada Somaliya
Rajada Somaliya
Claim Ownership

Rajada Somaliya

Author: Erdugan

Subscribed: 0Played: 0
Share

Description

Su`aal adiga qoralkayga akhrinaya ?

-Waligaa Dalkaaga iyo Dadkaaga Hooyo wax malagaa weydiiyay ? sido kale 

-Rajo maka qabtaa inad ka qayb noqoto xalka Dadkaaga iyo dalkaaga Hooyo  ?

Walaal haday rajadas kugu jirto waxa tahay rajada kaliya ay maanta umaddeena  soomaliyeed qabaan. waayo  maanta jawaab u helida dhawr shay ayaa sababtay
-Dhimashada Malaayiin Soomaaliyeed
-Dhibka malaayin Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalkooda hooyo.
-Qaxa malaayiin Somaliyeed oo ku kala dayacan dunida daafaheeda, iyo intas iyo in ka badan.

Marka si aynu jawaab buuxda ugu helno su aalahas  waa in  adiga qoralkayga akhrinaya  nala wadaagto  fakirkaaga iyo Taladaada , Waayo Waxa laga yaaba  Fikirkaaga iyo Taladaada inay  noqdaan  xalka Dadkeena iyo Dalkeena  Soomaaliyeed.




2 Episodes
Reverse
Qabyaalad: Waana aafo inagu habsatay hadaanu nahay soomaali,Waana cudurka kaliya aan daawa u la nahay Waana Mida noo keentay dhibaato ad u weyn oo midnimadeenii kala jartay oo Qaran keeniBur burisay. Qabyaalad markii lagu leyahay Micnaheeduna Waa qab,iil,quursi,qurun ,dulmi qaran la aan,cadaalad darro,amni xumo,gaajo,qax,diin la aan iyo intaas iyo in ka badan. Sido kale waana ognahay meesha ay diinteena ka istagtay qabyaalada iyado u bixisay Casabiya Jaahiliya.&nbs...
Hordhac

Hordhac

2024-06-1003:37

Waxaan xalqadeena Hordhaca idi kugu soo gudbin doona inaan wax kaa weydiiyoMaka warqabtaa xaalka ay ku suganyihiin waqti xaadirkan dalkeena iyo dadkeena Soomaaliyed.Rajo ma ka qabtaa inaad ka qayb noqoto xalka dadkaaga iyo dalkaaga hooyo.Su`aalahaas iyo kuwa kale jawaab u helidooda ayaa waxa ay sababeen Dhimashada Malayiin oo Soomaliyeed Dhibka Malaayin Somaaliyeed o ku dhibtoonaya dalkooda hooyo. Qaxa Malaayin somaliyeed oo kula dayacan dunida daafaheda. &nbs...
Comments