DiscoverWaano Islamic Somali
Waano Islamic Somali
Claim Ownership

Waano Islamic Somali

Author: Muna Abdirahman

Subscribed: 42Played: 113
Share

Description

Asalaamu Caleykum dhamaan walaalahayga muslimiinta ah. Podcast waxaan ku soo gudbin doona muxaadarooyin diiniya oo ina anfici doona if iyo aakhiro bi'idni'Allah. Allah waxaan inooga baryaya inuu inaga dhigo kuwa ku
anfaca oo khayrka isku sheega xumaantana
iska reeba, Amiin. Waxaanan idinka codsanaya inaad Allah dembi dhaaf i weydiisan. Jazakallah khayr.
7 Episodes
Reverse
Comments