Discover
Simaneey somali
Simaneey somali
Author: Simaneey somali
Subscribed: 20Played: 156Subscribe
Share
© Simaneey somali
Description
Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Fursadaha iyo Faidoyinka Internet ayan kaga hadla. Internet wll dad badan aya ka shaqeysta, fikrado shaqo dhageyso hadi ad rabtid. Organization iyo Goals ayan kaga hadla, waraarka yaab leh ama iga yaabiyey... Aduunkan iyo Mars baa waan kaga hadla marka diyaar ahow oo kuso dhowow. Youtube👉SIMANEEY🌍www.somalipodcasts.com 💌 team@somalipodcasts.com
29 Episodes
Reverse
Hee asc wll kuso dhowow Simaneey somali podcast! Ar baca ama khamis gortu so baxayo podcastkan weli garan mayo😓
Spotify oo Clubhouse ku dayanaysa ayan arkey maanta oo arbaca ayey application soo sartay! Taasi oo ad ku furan kartid live room sida clubhour. Hadi Linkedin, Twitter iyo Facebook ku daydeen Clubhouse ciyaar maha! Sky is the limit ayey tidhi Spotify maxa ii reebey? Waxba! Wixi cusub calaamka jecel wll curious baan ahay waan soo eegey waan cajiib in kasto si fiican uu baadhin. Applicationka spotify uma bahnid sida uu furatid account greenroom ah! waa laba kala saaran.
Wa new format cusub aan isku deeyayo waraarka, sheekoyinka iyo fikrado...Maxa ka qabta? Hadi ad ku cusubtahay wll kuso dhowow!
Iga la soco halka youtube "simaneey"
Asc kuso dhowow Bonuskii saison Podcast Strategy! Waxan idin diyaariye fikrado podcast waxan rajeneya ina ka faididontan!Arbaca mercredi wednesday walba rendez-vous les amis!
Saisongan ka dib maxa dhici? Podcastka gabigisa baa waan badalaya inshallah sawir ila description marka subscribe gareyso intu ku dhaafin😉Maxan kaga hadli doona? Fikrado shaqo, webka, news,organization, level up iyo...Mars😂 Marki horeba podcast category "personal journal" ayu ku jira waxan uu malen inad ka heli dontan. Miyu soo baxaya arbacada?Haa weliba episodeyo bonus ah ayan idinla qeybsan mar mar.
Hadi ad suggestion qabtan ii sheega voice message oo sujet gaar ah inan so hadal qaado!
Waxan idinka mahad celinaya sida cajiibka ee ad igu xidhan tihin Mashallah us uk xita pakistan hahaha somalidu meel walba way joogta.
Hadi ad ku cusub tahay wll ku so dhowow.
Qeybtan waa qeybitiina wllyal yaan la is dhaafin, idhaha la is qaban, cirka la eegin waa idin la socda 👀
liketa dhac ka si//
subscribe gareyso ama share dhe//
comment/voice message//
Videos Simaneey//
Facebook page yar lakin adu...qushi simaneeysomalipodcast//
Websiteka www.somalipodcasts.com//
Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Wa S01E10 finalkii saisoga! Waxan kaga hadlaya muhimada iyo top5 podcasts somaliyeed ee aan dhageysto.
Podcastyada aan kaga hadlay waa
Somali Book Review//
Somalipodd//
Hawraarsan Podcast//
Miraha-Luulka//
Somali Motivation podcast//
Ad ayan idinka mahad celinaya sida ila socotaan runti😍 Podcastkaaga ku tuuro wll episodeka bonus ayan idin soo wada si fikrado podcast uga qaadataan waana 10 fikradood oo cajiib ah.
Podcastyada halkan aan ku sheegey waa qaar aan dhageystay ama aan la socdo mid walba wax ayan ka faiday aadna wan u salamaya🖐
Podcastka waxan ka dhigaya sabtida maxad ka qabtan?Misa khamiista?
Youtube Simaneey
Facebook simaneeysomalipodcast
Websiteku waa somalipodcasts.com
Hee Asc kuso dhowow Simaneey wa S01E09 maanta waxaynu kaga hadlayna OR-GA-NI-ZA-TION saisongeeni podcast strategy!Arbaca mercredi walba new episode la soco...ma khaldin sacada maanta diyaar⌚
Marka wakhti uu heen inad duubtid episode ama hadi ad is weydineysid gorma duubi sabata wad shaqeysa ama hooya tahay (no asmr hahaha).Waxaynu uu bahan PLAN wllyal. Halkan waxan kula wadaagaya fikrado inshallah ka cawin doona inad episodekaaga si fudud uu duubtid oo qorshahaaga ad meel ku qoratid ama ideas/fikrado ad ka baqdi episode ku sameen kartid.Applications badan aya notes sameeya overnote aya ka mid ah ama trello ama buug iyo qalin ba muhimadu waa qor si hadhow ad uu duubtid;)
Hadi ad ku cusub tahay podcastkan so dhowow soo dhageyso episodeyada kale wixi ku canfaca ka dib subs dhac ku si😁
NEXT EPISODE S01E10 waa FINALKII saisongan the last but not least(ha wan jajabsada af englishka) waxan kuso koobey muhimada podcastka iyo waxan idin diyaariye 5ta podcasts somaliyeed ee yaabka badan(la soco episodekaas podcastyo cajiib ah ayan ku sharixi doona oo ad ka heli doontid).
Facebook simaneeysomalipodcast salaantu waa wajiib!waan ogahay episodekii hore sacadu ka dhacday ayad xasuusantihin miya🤣sorry sorry!
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com planki episodeyaada waa diyaar waa free download gareyso
💌 team@somalipodcasts.com email
📺 Youtube Simaneey aya ka dambeeya podcastkan??👀
Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast wa s01e08 saisongeeni podcast strategy! Dadku maxay podcasts badan uu sameyan oo maxay ka faidaan?Arbaca mercredi walba new episode la soco...
Luuqad kale hadi ad ku hadashid bilow podcasts kala duwan sameysa why not? Waxad sameen karta in category ad rabtid podcast uu sameysid ka baqdi ad eegtid ka soo baxa nacam ad test gareysid podcastka socda ama ka ad iska deen kartid😉 Qaar 3/4 podcast ayey soo saaran ka baqdi xooga saaran ka ad dhageystayashu ula qabsadaan waa wakhti ad ku save gareneysid intad ku daali lehen fikrado kale.
Hadi ad ku cusub tahay podcastkan so dhowow soo dhageyso episodeyada kale wixi ku canfaca ka dib subs dhac ku si😁
NEXT EPISODE wll waxaynu ka hadlayna OR-GA-NI-SA-TION hadi ad shaqeysid ama ardey ama xaas/hooyo ad tahay side wakhtiga uga faideysan karta sii ad uu duubtid episode? Waxan kugu sheegi next episode ee la soco😊
Facebook soo eeg oo ii sheeg waxad ka qabtid https://www.facebook.com/simaneeysomalipodcast
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga WAA FREE) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib ah aan uu sameeyo podcastkaaga;)
💌 team@somalipodcasts.com email walba waan akhrista with🔍
📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...
ka raali noqda wakhtigu soo baxay😓😓 sorry sorry runti aad ayan uga xumahay ee sacada aya khalday!
Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast. Wa saison 1 episode7 marka podcastka uu isticmaalno sii aynu uu iib geyno product ama services. Waxay dadka badankood sameyan waa affiliation! hadi intaaso sanadood laga hadlayo affiliation ciyaar maha🤫
Hadi ad ka heshey dhib ma jirto like dhac ku sii😁 hadaad ku cusub tahay wll welcome! Voice message ii dhiga oo fikirka aynu isla wadaagno! BISHAARO BISHAARO wllyaal waxa soo dhow dhamadkii saisongan sii sheegta waxa rabtaan inaynu ka hadalno. 👽 hadi kale mars ayan idin geen.
Next episode S01E08 Maxay laga faida podcastyo badan ina la sameysto?
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!
💌 team@somalipodcasts.com email walba waan akhrista with☕
📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...
Hee Asc wll kuso dhowow Simaneey somali podcast! Wa Saison 1 episode 6 part1 Podcastku marku product yahay sidee lacag looga sameen kara? Arbaca maanta iyo episodekeeni side lacag looga sameya Podcastka?
Ok podcastka nooc walba lacag uga sameen karta marku product yahay nacam marku yahay waxad ad iib geeneysid! Marka kale wa podcastka marka canal uu isticmaleysid nacam waa wadada uu mareysid iib geenta services ama formations etc...
Maanta part1 keena waxaynu ku eegeyna noocyada kala duwan ee podcastka lacag loga sameen karo sida uu iibin kartid episode yaada saisons ama podcastka idil ba😉
One Bonus ah oo cajiib ah ayan dhigey pagadeyda facebook simaneeysomalipodcast
Waxan idin haya Bonus cajiib ah oo idin dhigayo facebook pagadeyda dhibata ina kala heysata facebook ma nacdaan facebook?
Ma aragteen in button voice message soo ceeliyey?🎤 bahal message cajib ah soo duub oo fikirkaaga ka dhibo podcastka saison yaada ama wixi aad igu dari karid ba suggestions...
Hadi ad ku cusub tahay welcome oo kuso dhowow podcastkan subscribe gareyso liketa dhac ka sii👍
Next episode S01E07 Sidee lacag looga sameya podcastka marku ahay canal?
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!
💌 team@somalipodcasts.com email walba waan akhrista with☕
📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...si caadi iska soo dawo dhib ma leh😉 subscribe dhac ku jiid bes wa kukaa!!!
Hadi ad marki hore ku xidhneed podcastka oo saisongan 10episodes kugu dheeratay waxa imika sii dooran karta topic ama saison kale wixi ad rabtid ina ka hadlo voice message igu soo dir ;) ma saison ayad rabtan misa bila saison oo topics free ah iska qaadana?
Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast Saison 1 épisode 5 waxaynu eegeyna businesska serverada! Maxay raba halkee ku socdan sidee uu isticmalayan podcastkeena?
Wax badan aya laga sheegi kara serverada😁
Waxan rajeeneya inad ka heshay hadi ad ka heshay wll like igu sheeg (app kasta oo ad iga dhageysaneysid 😊) fikirkaagana ka dhibo websiteka episodekan.
Hadi ad ku cusub tahay welcome oo kuso dhowow podcastkan subscribe gareyso!
Next episode S01E05 Businesska serverka ama serverada iyo halkee nagu wadaan ayan kaga hadli doona hadu Allah ka dhigo inshallah!
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!
💌 team@somalipodcasts.com email walba waan akhrista with☕
📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...
Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E04 marka podcast keliga/group ama guest ad sameeneysid difference jira avantages iyo limites ee leeyihin ayan kaga hadlaya! Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁
Podcastku waa cajiib wuxu ku furaya mar walba in dhinaca yar ad kaso baxdid oo maanta hadi ad ku bilowdid podcastkaaga group beri guest uu boodi kartid ama keliga episode ad duubi kartid! Runti sida ad rabtaan ku bilawa wax idin joojin kara oo imaginationkiina ehen ma jiro😉 SKY IS THE LIMIT! Hadi maanta guest ad uu baratay oo biishi mar ad duubtid wax ku diidaya in episodeyo keliga ah ad uu duubtid dhageystayaashada ama mid asxaab isla duubi kartaan.Podcastka hadi maanta 2/3 ku tihin waxa dhici karta in qof arin uu jecleysto uu keligi dadka la wadaago marka wax idin diidaya inad mix gareysan 3da nooc ee podcastka ma jiro😎
Waxan rajeeneya inad ka heshay hadi ad ka heshay wll like igu sheeg (app kasta oo ad iga dhageysaneysid 😊) fikirkaagana ka dhibo websiteka episodekan.
Hadi ad ku cusub tahay welcome oo kuso dhowow podcastkan subscribe gareyso!
Next episode S01E05 Businesska serverka ama serverada iyo halkee nagu wadaan ayan kaga hadli doona hadu Allah ka dhigo inshallah!
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!
💌 team@somalipodcasts.com email walba waan akhrista with☕
📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc...
Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E03 waa Saison yaada, sidee looga faida? Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁
Maxay dadku uu sameeyan saison uu jeedada laga leeyahay wa maxay? Dhageyso wax badan ayad ka faideysan karta saison inad uu sameysid saison podcastkaaga.
waqti ayad uu qadaneysa in saison cusub oo dhisan ad sameysid
category kale ayad uu boodi karta nacam wax kale ayad ka hadli karta
waqtigaas waxa ka faideysan karta in hawlo kala ama project kale ad ka shaqeysid (ama ad Bahamas tagtid)
xidhidhika dhageystayasha ayad weyneneysa
Marka ka faideyso mustaqbalkana wa iibin karta saisonyadaada😉
Hadi ad ka heshay like igu sheeg, hadi asxaabta uu dirtid free ba tahay. Hadi ad ku cusub tahay podcastkan wll waa isla anagi so dhowow koob shaah waa diyaar!
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com halka ka diwan gali podcastkaaga hadi ad podcaster tahay google is bareysid👍
💌 team@somalipodcasts.com iso dir email
📺 channelkeyga Youtube Simaneey tutorials ka cawinaya podcastka ayan soo dhiga oo kugu tuusa casharo ka faideyso!
Hee Asc kuso dhowow s01e02 aan kaga hadlayo Planka episodekaaga sidee uga shaqeneysa! Simaneey somali podcast. Arbaca walba new episode!
Wa maxay planka episodeka? 🛠Wa simple, waa waxyaalo ka cawinaya inad dhistid episodeka ad duubeysid si wax dhisan uu noqdo. Koley waxyabo ad garaneysid aya jira oo mar walba ad tidha episodyada marka ad duubeysid sida "salaanta" ka baqdi wixi episodeka ad kaga hadleysey iyo salaanta dhamaadka etc... Halkan waxan ka faideysaneysa inad dhisatid plan ama kan ad ku dayatid 9ka cases ah. Dib uu ilowi meysid waxyalo ad rabtey inad la qeybsatid dhageystayashada. Inad hore uu sameysid plan maxay faido leedahay? Tusaale ex: qeybta 3 ka baqdi waxa dhigi karta music transition ah (music hadhow noqoon karta xayeesis ads mustaqbalka one click uga dhigi kartid) hadi kale waqti badan ayey kugu qaadan inad xayeesis dhigtid episodekaaga ama serverkaagu waqtigu rabo ayu dhigi xayeesis taas oo dhageystayaashada dhibi karta podcastka uu fiicned.
Wayahay wll qeybtan waa qeybtiina hadi suaalo ad qabtan comments ii dhiga somalipodcasts.com waa idin ka jawabi inshallah. Hadi podcaster ad tahay la soco saison strategy podcast wax badan ayad ka faiidi oo kor uu qadaya podcastkaaga.
Waxana submission ku sameen karta podcastkaaga somalipodcasts.com wa free! so eeg... sidu google uu jeclaado podcastkaaga (hahey episode walba pagediisa url ayu leeyahay ka duwan taa serverkaaga ku siyo😉) contact form rss feedkaga kuso dir!
Waxan rajeneya ina ka faidey liketa ha ka tagin😍
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com
💌 team@somalipodcasts.com
Channelka Youtube Simaneey Tutorials ama casharo ayan soo dhiga ka cawiya podcastka
Hee Asc!Kuso dhowow Simaneey somali podcast! Podcast Strategy Saison 01 Episode 01 Materials and Personality. Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁
Episodekan 01 waxan kaga hadlaya Materials ad uu bahan tahay iyo Personalityga podcasterka, muhimadu wa maxay?
Saisongan waxan ugu talo galay Podcastka oo qudha waxay ledahay 10episodes+bonus 🎁 Waxan kaga hadlaya wax walba ka cawinaya podcasterka ama cida rabta inay podcast bilowdo! Wixi tutorials video ah channelkeyga youtube Simaneey ayan idin so dhigi inshallah ee ku xidhnada. Fikirkaaga ka dhibo comments ama suaalo hadi ad ka qabtid websiteka somalipodcasts.com ayan kaga jawabi!
Hadi ad ku cusub tahay kuso dhowow podcastka Simaneey iyo saison cusub👌
🌍 somalipodcasts.com
💌 team@somalipodcasts.com
#simaneey #SomaliPodcast
Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast!Walalayaal Ghettoga waxa ka socda iyo jarka ayan ka hadlaya. Wa episode cusub Simaneey Somali Podcast! Systemka jira ee logu talo galay sii anad wax kale uu rajen oo uu niyad jabtid! Wa system cajiib ah oo jar walba logu dhigayo si halkaa uso dhaafin! wadoyinkooga inad martid, duukaan kooga inad iman,business kooga inad qabsan. Taxe walba way bixinayan si halkaa logu hayo dadkaas. 5ta logu talo galay ee si fudud uga socda ghetto;
school riqiis
drug riqiis
khamri riqiis
qori riqiis
naf riqiis
Wixi in taboo laga dhigo maha wa in guriga laga hadla oo dhalinyarada laga idha "wa logu talo galay". Walidiinta qarsada dhibatada yaguna khalad ma leh.
Hadi arimahan oo kale ad jeceshahay waxad dhageysan karta Carol Anderson youtubka ku qor CAROL ANDERSON White Rage: The Unspoken Truth of Our Nation's Divide (51minutes). Comments ka dhibo websiteka si uga wada hadalno arintan. Hadi nagu cusub tahay wll kuso dhowow podcastkan.
🌍 somalipodcasts.com
💌 team@somalipodcasts.com
Youtube channel Simaneey
Musicbackground anchor: inquietant> March on Gumdrop Field
#simaneey #SomaliPodcast
🎯 UPDATE EPISODE anoo is laha waxad noqon somaliyad ugu horeyse...show meesha baa somali baa ka buuxda Clubhouse! hahey uun baa la iga idhi ada ugu dhambeya saxiib so dhowow hahahaha).
Heee Asc! kuso dhowow Simaneey somali podcast!Ma taqana Clubhouse baraha bulshada cusub? Maya! kalay dhageyso waxan bixinaya invitation ka baqdi (hahaha). Clubhouse wa baraha bulshada cusub wuxu soo baxay 2020, waxana la rajeneya inu dhaafo facebook instagram iyo twitter baa. Wayo? wayo elite system ayu ku salaysan ahay, invitation oo qudha aya lagu galay.
Maanta nasib daro android kuma soqdo ee wa only ios. Hadi projection sameyno wa system aad iyo aad cajib uu noqon kara siiba dadka baraha bulshada community weyn ku leh wuxu noqoon kara nooc duukan ah oo live ugu iibineysid product kaaga ama premium product for premium members. In kasto application live ah ee jiran sida paltalk, lakin paltalk wuu gabobey ee application la qabsata 2020 aya la raba. Taasa keneysa in invitation lagu galo oo privilege noqoto for premium members (halka liveyada kale cid walba iska gasho). Invitationkii maanta waxay socota 200$!!!! Qofkii baa 2 invitation ayu diri kara. Anagoo live uu isticmaalin clubhouse waxba laga ma sheegi karo weli laakin wixi hadi invitation tahay ma ila aragta potentielkaas.
Adna wll maxad ka qabta clubhouse? Miyad ku jirta oo invitation soo direysa misa ana kuso dira (haha). Hadi ad nagu cusub tahay kuso dhowow podcastkan waa fikrado iyo sheekoyin weekendkii ku dhaaftid.
⚡somalipodcasts.com ka dhageyso inta kale oo comments halka ii dhig.
💌 team@somalipodcasts.com igula xidhidh
Hadi ad podcaster tahay distribution ku samee podcastkaaga si bulshadu uu heshoo new episode walba wa websiteka new episodes somali podcasts laga heli karo inshallah. Wa website aan uu sameye podcastyada somaliyeed iyo services (haa waa Wordpress😎)
Channelkeyga youtube Simaneey waxan soo dhiga tutorials iyo episodeyada podcastka qaar.
Anchor background music hadi ad ka heshey waa : Beats>Harp
#simaneey #SomaliPodcast
Hee Asc Kuso dhowow Simaneey somali podcast!Maanta wa business % walayaal! Waxan idinla qeybsanaya fikir shaqo oo cajiiib ah oo potential ad uu weyn leh!$For entrepreneur mind$
Wixi cusub calaamka jecel wa new episode Simaneey somali podcast ha dhaafin ee ka faideyso shaqadan cajibka hadi ardeyda Kiyosaki tahay Bankiga la xidhidh hahaha! Ok kaftanka waan joojinaya businees baynu ka hadleyna, box iibso ka baqdi kiree marka studio ad ka dhigtey waa low costs and great benefits. Bil ka dib boxe kale kiree Sky Is The Limit walalayaal waxad ka kiren karta dadka baraha bulshada ama podcast sameya oo meel yar oo codkuu si saafi ah uga so baxo uu bahan!
Waxad ka qabtid ii sheeg wa fikir fudud si loo sameyo, baraha bulshada iyo podcastku ad ayey uso bateen marka ka faideyso hore oo position qaado!Hadi ad rabtid inaynu ka wada hadalno websiteka tag comments dhig episodekan! halkaasa kaga jawabi. Halkan voice messageki waan joojiyey episode kale ku sheegi sababta...
Imika waa halkiina sharegare si dad kale uu dhageystan! Ama ha sharegeren shaqadan wa cajib hahaha☺
Hadi ad nagu cusub tahay ♥subscribe gareyso,
somalipodcasts.com (halkasay ka fiican ihin episodeyadu bonus iyo wax walba ad ka heleysa;)
#Simaneey #SomaliPodcast
Heee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast!waan idin salamay wllyaal! TENET HA DAWAN! Maanta wa sci fi iyo cameeskii weekendkii igu dhacay! Sanadkan iyo dhibatada naga heysa filimada allah og. Waxaynu ka hadlayna TENET hadi ad is lehed dawo waa spoiler episodekan ee iska ilaali ha dhageysan. Waxa kalo ka hadlay History of bad words Nicolas Cage oo taarikhda cayda ina baraya (runti ina baraya si dhab ah...) Yaa uu bahan iney ogato F word halku ka imid? wallyaal runta aynu isku sheegno hahaha...waa wakhti lumis. Inta dambe waxan kaga hadlaya Foundation oo ninkii kibirka badna ee asimov qorey.
Idinkuna ii sheega waxa ka qabtan ama hadi ad ku tala jirten ina dawatan oo idin badbadiyey ;D. Hadi an ka spoileyey filimka dee waan sii sheegey bilowgi wll WAXBA KUMA DHAFIN! Hadi ad nagu cusub tahay kuso dhowow oo subscribe Simaneey somali podcast!
Podcastka episode hadi ad rabtid ina ku dawatid video waxa ka dawan karta youtube channel Simaneey kuna so dhowow channelkaas.
Episodekan iyo qaar kale waxa ka heleysa www.somalipodcasts.com (wa official website podcastka Simaneey)
#Simaneey #SomaliPodcast
Heee asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Halis weyi sheekadan, serious ban ahay wallyaal waa naloo tashaday oo dunidii aya inoo tashatay. Ku daa fiqirnamada educationka ina loo soo maray oo bilowgii meeshaynu ku soconey aya la sii diyaariyey. Robert Kiyosaki wa ninka qorey rich dad poor dad koley waa maqasheen oo halkan wax cusub idin bari mayo, lakin weli ninkaas waxyaaloo kale oo cusub(bonus) ayu ku kordhiyaa biigiisa(channelka youtubka so eeg rich dad poor dad). Odeygaas yaabka badan leh iyo wuxu sheegeyo ayan rabay in aan maanta idin la qeybsado.
Schoolka miyenu ku aamineyna caruurteena? Deynta xun iyo deynta fiican (ma xaran ba ma xalaal ba allah uu aclam sheikh miyu idinku jira hahahah)
Wayahay wll fikirkaaga ka dhibo waxa ad ka qabtid hadi nagu cusub tahay kuso dhowow podcastkan ;)
www.somalipodcasts.com
channel Youtube
#simaneey #SomaliPodcast
Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Miskiin ha Noqoon, Wa sida loo fahmi karo Doctorkii Charles G. Jung.
Qofkee fiican ma qofka xumaanta tuusi kara misa qofka xumaanta tuusi karin? Suashaas waxaynu isku da'yena in aynu ka jawabno. "Dagaalku" maanta waa hadal marka in hadalada wax ad iskaga ceelisid, businesskaaga, shaqadaada, societyga iska ceelin kartid. Dagaalku ama brutality wakhtiga ugu haboon iyo habka ugu haboon (hab walba ha noqdee physique ama hadal) inad awoodaada tustid. Diyaar ahow waxyalo badan ayad ku fahmi doonta! Qofka brutality tuusi kara hadana is qaban kara aya dhama cidan miskiinka ah ee lagu joogjosto:/
Adna maxa ka qabta miskin ma tahay misa dangerous, fikirkaaga ka dhibo message ii dhig. Hadi ad ka heshey like igu sheeg hadi ad ku cusub tahay welcome so dhowow subscribe ku jiid😁
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com
💌team@somalipodcasts.com email walba waan akhrista with ☕
📺Youtube Simaneey tutorials iyo videos cajiib ah soo dhiga soo dawo
Heee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast, wan idin salamay dhageystayasheyda qaaliga! Waxan isku da'yeya in aan ka jawabo suasha ah: Maxan kaga bilowa podcastkeeyga ama episodekeyga ugu horeeya??. Hadi ad suashan qabtid oo rabtid inad bilowdid podcastkaaga waxan rajeeneya in ad si fiican kaga jawabay oo jawab ku anfacaysa ad heshay. Cid walba suashan way is weydisey oo keliga ma tihid, nagu soo biir oo podcaster noqoo intan marka dhageysatid. Hadi ad suaalo kale ad qabtid message ayad ii dhigi karta waan kaga jawabi next episode inshallah.Marka ad bilowdid halkan igu sheeg qofka ugu horeya ee subscribegareya podcastkaaga ayan noqon inshallah ;)
Dhegeystayaasheda cajibka ah waxan idin leeyahay wa ino next episode kheyr iyo baraka isku ognahay. Hadi ad nagu cusub tahay so dhowow, subscrigareyso podcastkan sidu episode ku dhaafin.
🌍 www.somalipodcasts.com iyo youtube channel Simaneey ayad igu la xidhidhi karta👌
#Ssimaneey #SomaliPodcast
Heee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast!Waan idin salamay wllyal! Maalinta calamka ee bila Facebook maxad ka qabta? Waa Axaada taarikhdu markey tahay 28ka.Maalinta ad tijabineysid caadoyinka iyo addictionka kugu leeyihin baraha bulshadu. In laga hinaasay Mark Zuckerberg ayan uu maleneya wiilka 20jiir facebook ku sameeye, aduuniyo maxa xasid buuxa...Hadana run hadi la sheego waa maalin challenge galin karno asxaabta iyo familiga oo si kaftan ah uu qaadan karno weyi ama si dhab ah isku weydin karno saameyntey nagu leeyahiin baraha bulshadu.Hadi aynu ka fikirko 2mn waba guul!Haye soo fadhiso koobki shaahu waa diyaar, Play ku jid ;)
Adna wll fikirkaaga ka dhibo voice message ii dhig aan dhageysto, hadi ad nagu cusub tahay soo dhowow oo subscribe gareyso podcastkan wa podcastkaagi.
#simaneey #SomaliPodcast
🌍 somalipodcasts.com
💌 team@somalipodcasts.com
📺 Youtube Simaneey


























🥰liketa ha ka tegin hadi ad ka heshay
wax maan idin sheega? saisongan way sii dhamaneysa sii doorta waxaynu kaga hadlayno comments ama voice message ayd ku sheegi kartaan
heee asc wllyal iska warama😁 mohamed haa wll weliga is yaree
24 ayaa jiraa masheegan karaa 14 😀😀??
Gabar caqli badan mashallah walaal
mahadsanid walaal
Heee asc kuso dhowow Simaneey podcast waa sheeko iyo kaftan iyo caweys podcastkan waa podcastkaaagi, soo fadhiso, koob shaah ku diyaar ah, Play ku jiid. Subscribe gareyso hadi ad ka heshid;)