DiscoverOgaalka Ruuxda | Nazreen zallahEPO8 Xasuusin iyo xasilooni| Ma tihid qofkii aad ahayd mudooyin kahor.
EPO8 Xasuusin iyo xasilooni| Ma tihid qofkii aad ahayd mudooyin kahor.

EPO8 Xasuusin iyo xasilooni| Ma tihid qofkii aad ahayd mudooyin kahor.

Update: 2024-08-06
Share

Description

Xasuusinta maanta

Waliga wax kaa dhacay caruurnimo iyo wax kugu dhaca  wakhtiyo kahorow midna ha ceebaysanin.

Waayo Khasaare maaha waxkastoon guda ahaan ku farxad galinini. Balse waa khibrad, waa waaya aragnimo, waa aqoon iyo dabar ku celin doona oo arimaha aad soo aragtay naftaada kama yeeli doontid markaad qoonsato markale inay kugu soo laba laabtaan.

haaday jiraan waxyaalo aad ka timid ama waxyaabo hore,  oo aad isu ciilayso dartoodi ogoow inaad nooshahay wakhti kale, da. kale, xaalad kale iyo marxalad oo aad aragti cusub joogto. Waxyaabaha aad yeelaysayna aad u yeelaysay wakhtigaa garaadkaagu intuu jiray eed ahayd. Maantana intii laga yimid oo aad kortay naf ahaan, maan ahaan maskax ahaan, da.ahaan iyo garaad ahaan intaba.

Comments 
In Channel
loading
00:00
00:00
x

0.5x

0.8x

1.0x

1.25x

1.5x

2.0x

3.0x

Sleep Timer

Off

End of Episode

5 Minutes

10 Minutes

15 Minutes

30 Minutes

45 Minutes

60 Minutes

120 Minutes

EPO8 Xasuusin iyo xasilooni| Ma tihid qofkii aad ahayd mudooyin kahor.

EPO8 Xasuusin iyo xasilooni| Ma tihid qofkii aad ahayd mudooyin kahor.

Nazreen Zallah