FAAQIDAADDA CIYAARAHA 29.05.2021
Update: 2021-05-29
Description
Qodobada ku jira waxaa ka mid ah
- Wacdaraha caawa kala haysta Man City & Chelsea oo ku hardamaya koobka Champions League-ga
- Ciyaar kooxdii badisa ay helayso 240 milyan oo doolar oo maanta ka dhacaysa London
- Muqdisho oo marti galinaysa horyaalka Teniska Soomaaliya
- Mustaqbalka Messi & Barcelona
- Nidaamka Away goal-ka Champions League-ga oo lagu wado in la baabi'iyo
- Koox uu leeyahay David Beckham oo 2 milyan oo doolar lagu ganaaxay
- Ryan Giggs oo loo haysto garaacis iyo gaboodfal haween
Comments
In Channel







