Season 6~EP12 : magaca Alle( Al-HAKIIM ) اسم الله الحكيم
Update: 2024-04-14
Description
FIIDNIMO WANAAGSAN
Xalqada manta waxaan kaga hadalayna magaca Alle ( Al - HAKIIM ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde
Comments
In Channel