Yoonis Khaliif "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 6
Description
Yoonis Khaliif oo ah siyaasada kana shaqeeya arimaha bulshada ayaa todobaadkaan marti iigu ah barnaamijka waxaan usoo joogay isagoo taariikh guud ka bixin doono siyaasadihii soo guur guuray wixii ka danbeeyay markii uu dalka galay xaalad dagaal ilaa mid haatan uu madaxweynaha ka yahay madaxweyne Farmaajo. Podcast-ga ayuu ku sheegi doono.
Available listening platforms Podcast
Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle
Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4
Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz
Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g
RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm