DiscoverAqoon & Afgarad
Aqoon & Afgarad
Claim Ownership

Aqoon & Afgarad

Author: Dr Mohamed Mukhtar

Subscribed: 2Played: 6
Share

Description

Aqoon & Afgarad waa podcast uu Dr Mohamed Mukhtar ku soo gudbiyo mawduucyo dheef u ah ogaalka bulshada ee dhinacyada caafimaadka, sayniska, waxbarashada, iyo isbeddelka togan ee nidaamyada. 

7 Episodes
Reverse
Nagu soo biir oo booqo bogagga aan ku leennahay baraha bulshadaFacebook: https://www.facebook.com/AqooniyoAfga...Instagram: https://www.instagram.com/aqooniyoafg...Youtube:    / @aqooniyoafgarad  X: https://x.com/aqooniyoafgarad?s=21&t=...
Nagu soo biir oo booqo bogagga aan ku leennahay baraha bulshadaFacebook: https://www.facebook.com/AqooniyoAfgaradPodcast?mibextid=2JQ9ocInstagram: https://www.instagram.com/aqooniyoafgarad_podcast?igsh=OGQ5ZDc2ODk2ZA%3D%3D&utm_source=qrYoutube: https://www.youtube.com/@AqooniyoAfgarad X: https://x.com/aqooniyoafgarad?s=21&t=nMyOtOzJiGl1TrtQGwoN2Q
Sinnaan la'aanta caafimaadku, waa mid sheegaysa  kala duwanaansho laga baaqsan karo oo caddaalad darro ah. 
Xalqaddan waxa aan kaga hadli doonnaa IELTS Academic innaga oo warbixinno ka bixin doonaa dhinacyada;1. Warbixin guud oo ku saabsan IELTS2. Isdiiwaangelinta3. Diyaarinta imtaxaanka4. Noocyada Imtaxaanka iyo Sharraxaad ku saabsan mid walba5. NatiijadaWaxa marti iigu ah Dr Cartan oo aan khibraddiisa imtaxaankan kala sheekaystay. 
Xalqaddeenan labaad waxa aynu si faahfaahsan ugaga hadli doonnaa Musuqmaasuqa gala nidaamka caafimaadka, innaga oo ka warrami doonna noocyadiisa, waxyaabaha keena, saamayntiisa, iyo xeeladaha lagaga hortagi karo laguna yarayn karo. Waxa idiin soo diyaariyey oo soo jeedinaya Dr Mohamed Mukhtar.Waxa aad sidoo kale ka dhegaysan kartaan meelaha laga dhegaysto Podcasts-ka ee faraha badan. 
"Ururro badan iyo shakhsiyaad ka soo jeeda caafimaadka rasmiga ah ayaa aad uga shakisan shaqaalaha caafimaadka dadban, runtu waxa ay tahay in ay qayb aad u weyn oo muhiim ah ka yihiin dadkani adeegbixiyeyaasha, dedaallada la rabo in shaqadaooda meesha looga saaro amma indhaha laga qarsadona wax guul ahi kama dhalato, kamana imanayso ba!" Qodobada aynu barnaamijkeenan kaga hadli doonno waxa kamid ah; 1. Wa ayo shaqaalaha caafimaadka dadbani? Qeexitaankooda. 2. Sooyaalkooda iyo sida ay adduunka ugashaqeeyaan. 3. Ujeeddooyinka ay u shaqeeyaan dadkani. 4. Sababaha ay dadku ugu xidhan yihiin caafimaadka dadban. 5. Tayada daryeelka caafimaadka dadban. 6. Faa'idooyinka iyo khataraha lala xidhiidhiyo daryeelkadadban. 7. Sidee loo hagaajin karaa qaybtan? Maxaa se hadhsan in la fahmo? 8. Tixraacyada xogta barnaamijka.
Episode-kani waa tijaabo. Si rasmi ah ayaa aan u soo gelin doonnaa kuwii aan ugu talogalnay podcast-ka. 
Comments 
Download from Google Play
Download from App Store