Discover
Somali Motivation podcast

Somali Motivation podcast
Author: Istahil Aideed
Subscribed: 795Played: 5,689Subscribe
Share
© Istahil Aideed
Description
At the heart of the Somali Motivation Podcast lies a profound mission: to uplift, inspire, and catalyze personal growth in the lives of our listeners. With a steadfast dedication to mental health awareness and domestic abuse awareness, our podcast embraces vulnerability, encourages healing, and fosters resilience within the Somali community and beyond. Through heartfelt conversations, expert insights, and shared experiences, we create a warm and welcoming space where every voice matters. Join our transformative journey as we embark on a quest to empower our community, spark meaningful change, and weave a tapestry of hope and strength. Together, we can make a difference, one episode at a time.
44 Episodes
Reverse
Iskubuuqa waxa keena ama sababa arimmo aad u badna oo kala duwan sidoo kale waxa uu yimaadaa marar iyo xaalado kala duwan oo qaar la saadaalinkaro sida umasha kadib iyo marar kale markaa halkan maanta waxaan ku soo qaadanaynaa 10 qaab oo aad ula tacaali karto iyo 10 sababood.
Had iyo jeer waxaan ku mashquulanaa ama ahmiyada siinaa waxaabo hadii sanno kadib lagu waydiiyo farxaada iyo cida aad jeceshahay toona aan noloshooda iyo xidhiidhkiina ama wakhtigii aad wada qaadan lahaydeen wax saamayn ah ku reebin, hadaba shan tan shay ayaa ah kuwada dadku guud ahaan inta badan wakhtiga ay gaboobaan ama jaaninskoodii dhaafo ay ka qoomameeyaan.
5 nooc oo ka mid ah bahdilka iyo xadgudubka kuwaan oo ku jiro kan ugu danbeeyay ee digital abuse ka. dhagaysi wacan.
Hadii aad noloshaada iyo naftaadaba isbadal ku samayso waxay saamayn ku yeelanaysaa toos ah hadba cida kugu dhow sida asxaabtaad ama qoyskaagaba, tusaale ahaan isbadalkaasi siyaabaha u asxaabtaada utaaban karo waxa weeye in ay kula jaan qaadi waayaan oo wiixi aad waadi jirteen sida fikradaha, madadaalada iyo dhamaan dhankasta oo nolosha aad iskaga xidhnaydeen aad kala xidhiidh furataan ama ay kula jaanqaadaan oo iyaguna hore umar tiigsadaan. Sidaa si lamid ah waxaad noqono kartaa in saxiibkaa hore umar ku talaabsado oo adigu aad noqoto cida laga gudbayo ee aan talabadaas la qaadi karin.
Marka uu ilmuhu ku koro guri toxic ah xataa hadii aan isaga si toos ah waxba loogu geysan oo loo dhibaatayn hadana waxa soo gaadha waxyeelo aad u balaadhan haseyeeshee halkan waxaan ku soo qaadanaynaa uun saddex calaamadood oo ka mid ah dhibaatooyinka balaadhan ee soo gaadha kana muuqda marka uu ilmuhu waynaado.
Sagaalkan qodob maaha ku hubaal ilmahaaga noloshiisa mid saxar iyo dhib la'aan ah ka dhigi doono lakiin waa kuwo hubaal kordhin doona taya'ada noloshiisa.
Episode kan waxaan kaga hadalaynaa waayo Ex aad kala tagteen uu ugu sameeyo wixii uu adigu ku samayn wayay qofka cusub, ama wax kasta oo aad adigu rabtay. waayo ay iyagoo ahaa kuwa xun isla markaan khaldanaa ay hadana ugu muuqdan kuwo nolol cusub oo farxad leh markiiba samaysta halka qofka daacada ahi ay mudo ku qaadato. malaha wax kastaa siday u muuqdan maaha.
Fathia Absiye ayaa ka hadlaysa waxa dhiirigaliya, xasuusteedii ugu farxada badnayd ee caruurnimo, talo ay jeclaan lahayd in ay qaadan lahayd waahore iyo su'alo kale oo badhan.
Mahadsanid
dhagaysi wacan.
Istahil
Saaxiibka xun iyo qaar kooban oo ka mid ah calaamadihiisa si maalinle ah ama joogta ah u saameeya hab nololeedkeena iyo dhamaanba degananshaha iyo farxadeena.
Iskubuuqa iyo calaamadaha qofku isku arko qaar kamid ah iyo sida ay nolol maalmeedkiisa u saameeyan isla markaana ay u eegyihiin.
Maanta waxaan ka hadlaynaa 5 nooc ee ay waalinimadu uqaybsanto iyo saameynta ay ku yeeshaan caruurta, sida nolooshada ayaaheeda danbe.
Eposide kan waxaan aad u sharaxayaa barnaamijkmii hore sidoo kale qayb cusubna aan ku daray aniga oo ka duulaya su'aalihii aad iga soo waydiiseen mawduuca oo bartayda tiktok iyo comments ka youtube kaba.
waxa barnaamijkani si faahfaahsan uga hadlayaa Narcsissist ka iyo labadiisa nooc ee ugu weyn iyo calaamadaha lagu garto, habdhaqankooda iyo sidii aad ula noolaan lahayd.
All social media: @Somalimotivationpodcast @Esthahil
Contact:Somalimotivationpodcast@gmail.com
Sababaha keena in uu ilmuhu iskuulka naco ama ka nijad jabo. ayaan maanta u qaybninaynaa laba sababood iyo sidoo loo xalin lahaa iyo waxyaabaha keenaba.
Social media: @Esthahil @Somalimotivationpodcast
#Dhiirigalin #Domesticabuse #somalipodcast #somalimotivationpodcast Kalmadan aan maanta ka hadlayno ayaa ah mid khatar ah, aad u culus islam arkaan macanaha ay u taagan tahay uu yahay mid cabsi leh marka la eego sida ay u samayn karto qofka ku jirta xaalada ama xidhiidhka abuse ka noocan ahi ka dhaco. Waa mid qofka maskaxdiisa iyo awooda ka qaadi karta isla markaana uunoqonayo mid runta iyo dhalanteedka kala saari karin. Facebook: @Esthahil Aideed Facebook: @Somali motivaton podcast Instagram: @Somali motivaton podcast Instagram: @Esthahil
❤👌
Thank you for the time you give to these wonderful podcasts.
abaayo guulayso
great podcast
micraphoneka iska fogee waad ku neefsanaysaaye
thanks abayo
waa qodobo muhiim ah runtii, dhaqanka ilamaha wax ka badalaya oo markuu weeynaado xitaa sameeyn ku reebeeysa.
walaalo soo badi barnaamijyada psychology ga. Mahadsanid.