Talk2Me - Ila hadal

Hello there! In this podcast will be an open platform to discuss social and political issues. During the days will be on air according to our calendar. Currently, we will streaming on 1 or 2 times in the week and we will discuss the top currently issues or interested in our society in west countries. This podcast will never over the border or abusive any personal dignity in our society or others, only for benefit to our auditions. Please do not hesitate to contact us.

Soomaaliya oo noqon doono saaxad wax lagu tijaabsado 4-sano ee soo socota

Barnaamijkeena maanta waxaan ku falanqeyn doonaa siyaasada Soomaaliya ee mudada dheer aanan salka laheyn iyo ciidamada Mareykanka uu sheegay in Soomaaliya uu usoo diri doono waxa ay ka dhigantahay. Mareykanka ayaa hora ugu fashilmay duulaano uu ku qaaday Afgaanistaan, Ciraaq iyo wada mo kale balse haatan maxey tahay hami uu la heeyay Soomaaliya? Waxaa la falanqeyn doono Cumar Macalin Axmed oo bartay culuunta siyaasada ahna wariye ku nool dalka Sweden.   Ajandaha barnaamujka:-   1. Muxuu Mareykanka ciidan Somalia ugu dirayaa?   2. In ka badan 40-sano Mareekanka waxa uu duqeymo ku hayay Somalia?  3. Ma u ektahay in howlgalada Mareenka ee Somalią ay fashilmeen, sida Trump uu horay u sheegay in Somalią aysan shaqeynin sidii laga damacasanaa, ciidan badan ay ku dhinteen?  4. Doorska dowlada Somalia   5.  Shabaqa uu Mareekanka uu ku tuurtay Somalią ma moodaa in lala tuurtay?   Barnaamijka maanta waxa iigu marti ah Wariye AbdiFatah Hassan agaasimaha halgaran.com haatan ku nool dalka Jarmalka iyo wixii uu soo joogay.   Available listening platforms  Podcast    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle  Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4   Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews   Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz  Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g  RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo   #Talk2mePodcast #Maqalnews

05-29
30:48

100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan!

Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeyeen. Barnaamijkaan ayaa ku falaqeyn doonaa waxyaabaha horyaala madaxweyne Xasan Sheekh 100-ka maalmood ee soo socota. Arrimaha aan ku lafagurnay barnaamijka waxaa ka mid ah:- Siyaasada Ammaanka Xiriirka dowlada dariska Fadaraalka Faragalinta dowlada shisheeye Arinta Al-shabaab Barnaamijka waxaa igala qeyb galaya Cumar Macalin oo ah siyaasi bartayna culuumta siyaasada sidoo kalana falanqeeya arrimaha geeska Afrika.

05-17
24:52

Mohamed Hussein "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15-1

Todobaadkaan waxaa iila jooga igalana qeyb qaadanayo Mohamed Hussein Elmi oo ka mid ahaa wariyaashii aan isala soo shaqeynay dalka Somalia mudadii 2008-2010 idaacadii GBC xaruunteeda Mogadishu.  Available listening platforms     Podcast   AnchorAvailable listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay Social media contacts: Facebook.com/MohamedAyaanle2 Twitter.com/mohamedayaanle Instgram.com/mohamedayaanle SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle

10-05
01:05:22

Ayan Goobe "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15

Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ayan Goobe oo dalka Sweden mudo ku nooleed. Ayaan ayaa nala wadagi doonto wixii ay usoo joogtay.  Available listening platforms     Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz     Social media contacts:    Facebook.com/MohamedAyaanle2  Twitter.com/mohamedayaanle  Instgram.com/mohamedayaanle  SnapChat: Ayaanle19  TikTok: MohamedAyaanle   #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay

09-25
30:11

Hassan-Kafi Halane "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 14

Todobaadkaan waxaa podcast Talk2me " Ila hadal" iigu marti ah Hassan Kaafi Halane oo ah wariye wax ka badan soo shaqeeyay dalka iyo dibada. Halane ayaa nala wadaagi doono waxyaabihii ugu yaabka badnaa uu soo arkay mudadii saxaafada uu ku jiray.    Available listening platforms     Podcast    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz    #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay    Social media contacts:    Facebook.com/MohamedAyaanle2  Twitter.com/mohamedayaanle  Instgram.com/mohamedayaanle  SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle

09-18
43:48

Zakarie Hussien "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 13

Waxaa barnaamijka iigu marti ah maanta Zakarie Hussein oo aan kasoo wada shaqeyney idaacadii GBC ee magaalada Muqdisho. Zakarie ayaa ila wadaagaya wixii uusoo joogay mudadii uu xamar ka shaqeynay iyo wixii ugu yaabka badnaa.   Available listening platforms     Podcast    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz    #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay    Social media contacts:    Facebook.com/MohamedAyaanle2  Twitter.com/mohamedayaanle  Instgram.com/mohamedayaanle  SnapChat: Ayaanle19  TikTok: MohamedAyaanle

09-11
39:21

Mohamed Hasaan Beesaani "waxaan usoo joogay"#Season 1, Episode 12

Mohamed Hassan Beezaani oo ah sawir-qaade/wariye madax banaan mudo dheerna kasoo shaqeeyay warbaahino kale duwan ayaa maanta iigu marti ah barnaamijka waxaan usoo joogay.   Beesaani ayaa soo arkay dhacdooyin aad u xanuun badan markii uu maalin maalmaha ka mid si uu u guto shaqadiisa la kulmay dhacdo aad u xanuun badan.    Available listening platforms  Podcast    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle  Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280  Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz    #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay

09-07
31:26

Abdikadir Ahmed "waxaan usoo joogay" #season 1, Episode 11

Waxaa maanta iigu marti ah Abdikadir Ahmed oo ah muwaadin oo ku nool dalkaan Sweden waxa uu nala wadaagi doono wixii uu usoo joogay mudadii uu faafay fayruska corona. Abdikadir ayaa dhawaan kasoo bogsooday coronavirus balse dhibaato xoog leh kala kulmay markii uu ku dhacay.  Available listening platforms   Podcast   Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle  Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4   Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews   Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz   Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g  RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo   #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

09-04
35:04

Abukar Omarson ”Waxaan usoo joogay” #Season 1, Episode 10

Todobaadkaan waxaa podcast-ga ila falanqeyn doono Abukar Omarson oo ah dhaqaalayahan mudo badan ku sugnaa dalkaan sweden haatana ka shaqeeya wasaarada shaqada waxa uuna la taliye ka yahay xafiiska wasiirka shaqada ee dalkaan Sweden.    Abukar ayaa nala wadaagaya wixii usoo joogay intii uu dalkaan bilowgii waxbarashadiisa ilaa uu xafiis dowladeed ka shaqeeyay.    Labo sano ka hor ayuu Somalia kasoo shaqeeyay Abuukar isgoona nala wadaagi doono wixii uu kusoo arkay. Dhamaadka barnaamijka ayuu sidoo kale Abuukar kaga sheekeyn doonaa rajooyinka mustaqbalka dhow u muuqdo. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

08-29
46:22

Mohamed Nuur "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 9

Todobaadkaan waxaa iigu marti ah barnaamijka Mohamed Nuur oo ah siyaasi ka shaqeeya xafiiska degmada Stockholm qeybna ka ah xisbiga tala haya ee dalkaan Sweden.  Mohamed Nuur waa Siyaasi aadna u fahma dhalinyarada saameyna ku leh siyaasada dalkaan marka ay timaado Soomaalida. Ka bogo wixii uusoo joogay gaar ahaan Podcast-ga waxaan ku eegeynaa dhanka waxbarashada, siyaasada gaar ahaan soomaalida dalkaan Sweden ku sugan.   Available listening platforms   Podcast   Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle  Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4   Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews   Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz   Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g  RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo   #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

08-27
44:46

AhmedNor Ugas "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 8

Barnaamijka ”waxaan usoo joogay” waxaa todobaadkaan ila falanqeyn doono wariye Ahmed Noor Ugas oo ah wariye wax badan kala socda arimaha siyaasada soomaaliyo iyo mareekanka ee uu haatan ku noolyahay.  Wariye Ahmed Noor ayaa isbarbar dhig ku sameyn doona doorashooyinka dhawaan lagu wado in ay ka kala dhacaan dalka soomaaliya iyo mareekanka.  Sidoo kale barnaamijka isagoo dhageysi ah waxaad ka heli kartaa Spotify iyo guud ahaan goobaha laga dhageysto podcast.   Available listening platforms  Podcast    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle  Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4   Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews   Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz   Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g   RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo   #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

08-24
44:25

Aisha AH. Abdille "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 7

Todobaadkaan barnaamija "waxaan usoo joogay" waxaa iigu marti ah Aisha AH. Abdille oo arimaha siyaasada soomaaliya aad ula socotay. Aisha waxey kusoo kortay dalka Kenya aadna ugu xiran arimaha dalka Soomaaliya.    Aisha Abdille waxa ay rajeyneysaa in saameyn waxtara leh ah ku yeelato siyaasada soomaaliya mustaqbalka soo socodo.    Available listening platforms  Podcast    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle  Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4   Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews   Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz   Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g   RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo   #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

08-20
29:22

Yoonis Khaliif "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 6

Yoonis Khaliif oo ah siyaasada kana shaqeeya arimaha bulshada ayaa todobaadkaan marti iigu ah barnaamijka waxaan usoo joogay isagoo taariikh guud ka bixin doono siyaasadihii soo guur guuray wixii ka danbeeyay markii uu dalka galay xaalad dagaal ilaa mid haatan uu madaxweynaha ka yahay madaxweyne Farmaajo. Podcast-ga ayuu ku sheegi doono.   Available listening platforms  Podcast   Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle  Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4   Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews   Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz   Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g   RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo  #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

08-17
36:58

Hodan Toosh "Waxaan usoo joogay" Season 1, Episode 5

Todobaadkaan waxaa barnaamijka iigu marti ah Hodan Toosh oo ah gabar aad ugu shaqeyso arimaha bulshada kuna sugan dalkaan Sweden. Hodan waxa ay talso siin iyo wacyi galin ka wada haatan xaafada soomaalida ay ku badanyihiin ee dalkaan Swden ee loo yaqaano Rinkeby. Hodan waxa ay ila wadaagtay arimo badan oo ay usoo joogtay.   Available listening platforms  Podcast    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle  Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4   Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews   Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz  Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g   RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo   #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

08-14
38:01

Wariye AbdiFatah Hassan - Waxaan usoo joogay #Season 1, Episode 4

Barnaamijka maanta waxa iigu marti ah Wariye AbdiFatah Hassan agaasimaha halgaran.com haatan ku nool dalka Jarmalka iyo wixii uu soo joogay. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

08-13
27:30

Wariye Ahmed Laqaaye- Waxaan usoo joogay #Season 1, Episode 3

Barnaamijka waxaan usoo joogay Wariye Ahmed Laqaaye iyo sooyoolkiisa shaqada saxaafada laga soo bilaabo Mombasa ilaa Mogadishu. Wariye Ahmed Laqaaye oo aan mudo dheer is naqaano ayaa caawa marti iigu ah Podcast Talk2Me.     Available listening platforms   Podcast    Youttube: https://youtu.be/fwuujRScatI Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle  Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4   Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews   Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz   Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g   RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo 

08-07
32:30

Ismail Ali - “Waxaan usoo joogay # S1-Episode 3

Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ismail Ali oo ah muwaadin arimha bulshada aad uga shaqeeyo oo ku nool dalkaan Sweden.  Waxaan usoo joogay waa barnaamij aan dooneyno inana ku aruurino dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa gaar ahaan Soomaalida ku nool dibadaha.   Barnaamijka sidoo kale isagoo dhageysi ah waxaad ka heli kartaan dhamaan goobaha lagu dhageysto podcast-yada.     Available listening platforms  Podcast    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle  Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4   Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews   Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz   Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g   RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo  

08-07
50:05

Dr. Najma: Waxaan usoo joogay xiligii Coronavirus, #Season1, Episode 2

Available listening platforms ---- Podcast --- Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178280/talk2me-ila-hadal  Social media contacts: Facebook.com/MohamedAyaanle2 Twitter.com/mohamedayaanle Instgram.com/mohamedayaanle SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle

06-25
15:47

Faa'idooyinka Gym-ka #Season1, Episode 1

Barnaamijka Sahanka Barnaamijka Sahanka oo noqon doono mid todobaadla ah ayaan ku falanqeyn doonaa hadba wixii aan u aragno in uu bulshada kusoo kordhin karo. Todobaadkaan waxan ku eegi doonaa dhalinyarada iyo waqtiyadda ay ku qaataan jimicsiga ama jir dhiska. Barnaamijka maanta waxaa si wada jir ah idin kugu soo gudbin doono anigoo ah Mohamed Ibrahim Ayaanle iyo Samiir Khadar oo dhanka teleefoonka aan ku falanqeyn doono. Barnaamijka mid todobaadla ah oo aad ka dhageysan kartaan goobaha laga helo podd-ka. Nala wadaag barnaamijkaan: E-mail: Ayaanle19@gmail.com Waxaad ka dhageysan kartaa podka goobaha laga dhageysto Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo

10-24
12:22

Trailer: Ilahadal podcast #Season1

Sahanka Taariikhda Soomaalida Waa barnaamij aan ugu talagalnay inaan ku wareysano soomaalida qurba joogta ah waxa uu noqon doonaa barnaamijka mid todobaadla ah oo aad ka dhageysan kartaan goobaha laga helo podd-ka. Nala wadaag barnaamijkaan:  E-mail: Ayaanle19@gmail.com Facebook: Mohamedayaanle1 Twitter: MohamedAyaanle SnapChat: Ayaanle19 Tiktok: MohamedAyaanle

10-15
01:37

Recommend Channels