DiscoverLadnaan Podcast# 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?
# 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?

# 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?

Update: 2025-01-18
Share

Description

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

Dhamaan dhageystayaasheena waan idin salaameynaa. Ilaaheyna waxaan ka baryeynaa inuu nooga dhigo sanad wanaagsan. 
Xalaqadaan waxaan ka hadleynaa siduu noo ahaa sanadkii tagat 2024. Waxaan kaloo ka hadleynaa sida aan ugu diyaar garoownay sanadkan bilowday 2025. 
Su'aalaha aan isweydiinday iyo kuwa maalmeed aad isticmaali kartaan waan idinla wadaageynaa. Nagala soo xiriira emailkeena: ladnaanpodcast@gmail.com

Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
 
 Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar 
  Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
 waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
 
 

Comments 
In Channel
loading
00:00
00:00
x

0.5x

0.8x

1.0x

1.25x

1.5x

2.0x

3.0x

Sleep Timer

Off

End of Episode

5 Minutes

10 Minutes

15 Minutes

30 Minutes

45 Minutes

60 Minutes

120 Minutes

# 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?

# 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?

Fatumo & Sagal