DiscoverHorseed MediaDowladda Federaalka oo ka Walwalsan in markale dib loogala wareego maamulka Hawada Sare-DHAGAYSO
Dowladda Federaalka oo ka Walwalsan in markale dib loogala wareego maamulka Hawada Sare-DHAGAYSO

Dowladda Federaalka oo ka Walwalsan in markale dib loogala wareego maamulka Hawada Sare-DHAGAYSO

Update: 2020-01-07
Share

Description

Hay’adda Dowladda federaalka u qaabilsan Duulista Rayidka ee Soomaaliya ayaa wal wal ka qabto in markale dib loogala wareego maamulka Hawada.





<figure class="wp-block-image size-large"></figure>



Axmed Macalin Xasan Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xusay in shirciga duulista rayidka ay wax badan uga xiranyahay howlaha hay’adda duulista





“13 ka bishan waxaa Nairobi ka dhici doono shir looga hadlayo Hawada Soomaaliya, anagoo ugu horeyn nala wey diin doono sharcigii duulista Hawada” ayuu yiri





Maareeyaha wuxuu sheegay in Xildhibaannada Golaha Shacabka in 4-tii bishan ay meel mariyeen sharciga Duulista rayidka ee Hawada, waxaana uu Xildhibaananda Golaha Aqalka Sare ka codsaday inay sharciga ansixiyaan, maadaama uu muhiimad gaar ah u leeyahay guud ahaan Soomaaliya.





wuxuu tilmamay in Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ay hadda soo saartaa 22 milyan, haddii sharciga la ansixiyana ay hay’adda soo saari doontaa ku dhawaad 50 milyan oo doolarka Mareykanka.





Dowladda federaalka ayaa ayaa hay;ada ICOA ee qaramada Midoobay kala soo wareegtay Maamulka Hawada Sare markii u horraysay 28 Sanno ah.





<figure class="wp-block-audio"></figure>



HORSEEDMEDIA


The post Dowladda Federaalka oo ka Walwalsan in markale dib loogala wareego maamulka Hawada Sare-DHAGAYSO appeared first on Horseed Media • Somali News.

Comments 
loading
In Channel
loading
00:00
00:00
1.0x

0.5x

0.8x

1.0x

1.25x

1.5x

2.0x

3.0x

Sleep Timer

Off

End of Episode

5 Minutes

10 Minutes

15 Minutes

30 Minutes

45 Minutes

60 Minutes

120 Minutes

Dowladda Federaalka oo ka Walwalsan in markale dib loogala wareego maamulka Hawada Sare-DHAGAYSO

Dowladda Federaalka oo ka Walwalsan in markale dib loogala wareego maamulka Hawada Sare-DHAGAYSO

Omar Mohamed