DiscoverAdeeg WanaagAdeegga Madadaallada & Saameynta Dhaqan-dhaqaale ee Bulshada
Adeegga Madadaallada & Saameynta Dhaqan-dhaqaale ee Bulshada

Adeegga Madadaallada & Saameynta Dhaqan-dhaqaale ee Bulshada

Update: 2024-07-17
Share

Description

Adeegga madadaallada, gaar ahaan musalsallada, waxaa caan ka ahaa gudaha dalka musalsallada qalaad sida kuwa Meksikaanka, Carabta, Hindida, Turkida, Kuuriyaanka iyo qaar kale. Sanadihii dambe waxaa soo badanayay musalsallo ay sameynayaan shirkado maxalli ah, musalsalladaas oo qeyb weyn ka qaatay adeegga madadaallada ee ka jira dalka, islamarkaana ka tarjumaya nolosha dadka Soomaaliyeed. 

Qeybtan 21-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxaa lagu falanqeynayaa guud ahaan adeegga madadaallada ee ka jira dalka, gaar ahaan musalsallada shirkadaha maxalliga ah ay sameeyaan iyo kaalinta musalsalladan ee sare-u-qaadidda wacayiga iyo dhaqaalaha bulshada Soomaaliyeed.  Waxaa marti ku Abshir Rageh oo ah director ama filim sameeye, kaasoo qoray islamarkaana sameeyay musalsallo maxalli ah oo aad loo daawaday sida Habboon oo sanadkii hore dhammaaday iyo musalsalka Dhaxal oo weli socda.

Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast

· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab

· Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

Thanks for listening!

Comments 
In Channel
loading
00:00
00:00
1.0x

0.5x

0.8x

1.0x

1.25x

1.5x

2.0x

3.0x

Sleep Timer

Off

End of Episode

5 Minutes

10 Minutes

15 Minutes

30 Minutes

45 Minutes

60 Minutes

120 Minutes

Adeegga Madadaallada & Saameynta Dhaqan-dhaqaale ee Bulshada

Adeegga Madadaallada & Saameynta Dhaqan-dhaqaale ee Bulshada

Somali Public Agenda