DiscoverAdeeg WanaagWacyiga Bulshada ee Dawooyinka La Isku Cadeeyo & Khatartooda
Wacyiga Bulshada ee Dawooyinka La Isku Cadeeyo & Khatartooda

Wacyiga Bulshada ee Dawooyinka La Isku Cadeeyo & Khatartooda

Update: 2024-08-12
Share

Description

Sanadahii dambe waxaa kordhay bulshada qeybo ka mid ah oo is caddeynaya ama midabkooda doorinaya, iyagoo ujeedkoodu yahay in ay qurux dheeraad ah ka helaan. Dadka is caddeeya waxa ay adeegsadaan dawooyin la isku dardaray oo kiimiko ah. Arrintan ayaa noqotay mid bulshada qeybaheeda kala duwan saameyn weyn ku yeelatay. 

Qeybtan 23-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxaa lagu falanqeynayaa guud ahaan waxyaabaha sababa doorinta midabka qofka iyo dawooyinka ay adeegsadaan dadka is caddeeya. Waxan sidoo kale lagu falanqeynayaa wacyiga bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan khatarta ka dhalan karta adeegsiga daawooyinka la isku cadeeyo iyo talooyin la xiriira dadka raba in ay iska joojiyaan adeegsiga dawooyinkan.  Waxaa marti ku ah Dr. Fartuun Xasan Maxamed oo ah dhakhtarad ku takhasustay daryeelka wejiga, timaha iyo maqaarka, islamarkaana ka howgsha xarun caafimaad oo ku taalla magaalda Muqdisho.   

Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast

· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab

· Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

Thanks for listening!

Comments 
In Channel
loading
00:00
00:00
x

0.5x

0.8x

1.0x

1.25x

1.5x

2.0x

3.0x

Sleep Timer

Off

End of Episode

5 Minutes

10 Minutes

15 Minutes

30 Minutes

45 Minutes

60 Minutes

120 Minutes

Wacyiga Bulshada ee Dawooyinka La Isku Cadeeyo & Khatartooda

Wacyiga Bulshada ee Dawooyinka La Isku Cadeeyo & Khatartooda

Somali Public Agenda