DiscoverHOBYOMEDIADEG DEG: Dhageyso Duqeyn culus oo ka socota deegaano ka tirsan Galmudug & Barakac bilowday
DEG DEG: Dhageyso Duqeyn culus oo ka socota deegaano ka tirsan Galmudug & Barakac bilowday

DEG DEG: Dhageyso Duqeyn culus oo ka socota deegaano ka tirsan Galmudug & Barakac bilowday

Update: 2019-11-03
Share

Description

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in diyaarado dagaal xilligan ay duqeyn culus ka wadaan tuulada Jiracle oo dhaw degaanka Caad oo ku yaala Koonfurta Gobalka Mudug sida ay soo sheegayaan dadka degaanka.





Dadka degaanka ayaa soo sheegayaa in ay maqlayaan dhawaaqa Gantaalo culus oo ka soo dhacay diyaarado dul socda degaanka waxaana halkaasi ka taliya Al-shabaab.





Lama oga halka laga leeyahay diyaaradaha dagaalka ee duqeynta wada,iyadoo dadka deegaanka ay cabsi xooggan la soo deristay.





Ururka Al-Shabaab ayaa ku sugan deegaano iyo degmooyin ka tirsan Galmudug,halkaasi oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka wado qorshe kooxda looga sifeynayo deegaanada gacantooda ku harsan.





Hoos ka Dhageyso Codka





<figure class="wp-block-audio"></figure>




Comments 
In Channel
loading
00:00
00:00
x

0.5x

0.8x

1.0x

1.25x

1.5x

2.0x

3.0x

Sleep Timer

Off

End of Episode

5 Minutes

10 Minutes

15 Minutes

30 Minutes

45 Minutes

60 Minutes

120 Minutes

DEG DEG: Dhageyso Duqeyn culus oo ka socota deegaano ka tirsan Galmudug & Barakac bilowday

DEG DEG: Dhageyso Duqeyn culus oo ka socota deegaano ka tirsan Galmudug & Barakac bilowday

admin1