DiscoverHOBYOMEDIADHAGEYSO: DF oo looga digay iney ka hortimaado natiijada shirka Habargidir ee Hobyo
DHAGEYSO: DF oo looga digay iney ka hortimaado natiijada shirka Habargidir ee Hobyo

DHAGEYSO: DF oo looga digay iney ka hortimaado natiijada shirka Habargidir ee Hobyo

Update: 2019-08-13
Share

Description

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa looga digay in ay ka hortimaddo shirkii dhawaan kusoo idlaadey Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug.Advertisement







Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo kamid ah waxgaradka Gobolka Mudug oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shirkii kusoo dhamaaday hobyo uusan aheyn mid lagu duminayay dowladnimadda Soomaaliya balse uu ahaa mid odayaasha Gobolka ku tashanayeen.





Waxa uu sheegay in Soomaalida haatan dhexdooda ay dagaalshan yihiin,sidaasna uu shirka ku dhacay.





Ugu dambeyntii nabadoon Aloore ayaa Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay la yimaadaan siyaasadda dagan iyo dhaqan, oo dalka iyo dadkaba lagu maamuli karo.





Hoos ka dhageyso Codka





<figure class="wp-block-audio"></figure>
Comments 
loading
In Channel
loading
00:00
00:00
1.0x

0.5x

0.8x

1.0x

1.25x

1.5x

2.0x

3.0x

Sleep Timer

Off

End of Episode

5 Minutes

10 Minutes

15 Minutes

30 Minutes

45 Minutes

60 Minutes

120 Minutes

DHAGEYSO: DF oo looga digay iney ka hortimaado natiijada shirka Habargidir ee Hobyo

DHAGEYSO: DF oo looga digay iney ka hortimaado natiijada shirka Habargidir ee Hobyo

admin1