SBS News Somali - Warka Australia iyo caalamka: Jimce 21 November 2025
Update: 2025-11-21
Description
Australia ayaa halis ugu jirta inay lumiso koboc dhaqaale oo boqol iyo konton bilyan ah haddii aanay maal-gelin Artificial Intelligence. Midowga Yurubna waxay sheegeen in qorshe nabadeed oo kor laga keenay aanu ka shaqayn doonin Ukraine.
Comments
In Channel












