HOBYOMEDIA

Wararka Galmudug iyo Caalamka

Dhageyso Galmudug oo sheegtay in ay barayan Wixii ka Dhacay Maanta Dhusamareeb,iyo Warar la xiriira Amniga Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug Waxa uu dagaal ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa GorGor iyo Ciidanka Booliiska ee ilaaliya xarunta degmada iyo baraha koontarool ee ku dhaw. Ciidamada Gorgor ayaa sida ay wararku sheegayaan kahor yimid howlgal ciidamada booliska ay wadeen kaas oo ku saabsanaa la dagaalanka maandooriyaha, sidaasna uu ku biloowday iskudhaca labada […] The post Dhageyso Galmudug oo sheegtay in ay barayan Wixii ka Dhacay Maanta Dhusamareeb,iyo Warar la xiriira Amniga Dhuusamareeb appeared first on HOBYOMEDIA.

01-04
--:--

DEG DEG: Dhageyso Duqeyn culus oo ka socota deegaano ka tirsan Galmudug & Barakac bilowday

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in diyaarado dagaal xilligan ay duqeyn culus ka wadaan tuulada Jiracle oo dhaw degaanka Caad oo ku yaala Koonfurta Gobalka Mudug sida ay soo sheegayaan dadka degaanka. Dadka degaanka ayaa soo sheegayaa in ay maqlayaan dhawaaqa Gantaalo culus oo ka soo dhacay diyaarado dul socda degaanka waxaana halkaasi […]

11-03
--:--

DHAGEYSO: Xiisad ka dhalatay Xildhibaanada cusub ee Jubbaland & musharaxiin qaadacay

Xalay ayaa Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland waxaa ay ku dhawaaqeen Liiska Xubnaha Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland oo ka kooban 73 Xubnood, iyada oo laba Xubnooday harsan yihiin,waxaana Xku dhawaaqista Xildhibaannada Cusub ka horyimid qaar ka mid ah Musharixiinta Jubbaland.Advertisement Maxamed Ibraahim  Shakuul oo ka mid ah musharixiinta isbeddel-doonka Jubbaland ayaa sheegay […]

08-13
--:--

DHAGEYSO: DF oo looga digay iney ka hortimaado natiijada shirka Habargidir ee Hobyo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa looga digay in ay ka hortimaddo shirkii dhawaan kusoo idlaadey Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug.Advertisement Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo kamid ah waxgaradka Gobolka Mudug oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shirkii kusoo dhamaaday hobyo uusan aheyn mid lagu duminayay dowladnimadda Soomaaliya balse uu ahaa mid odayaasha Gobolka ku […]

08-13
--:--

Dhageyso Shirkii Hobyo iyo Arimo Xasaasi ah oo ku Saabsan

Shir Udhaxeeya Qaar kamid ah Beelaha Daga Galmudug ayaa Muddo kuleh Shir Degmada Hobyo ee Gobalka mudug waxana kaqayb galaya Odayaal waxgarad Aqaanyahano Iyo Qaybaha kale ee Bulshada Shirka ayaa lagu gorfaynayaa aayaha beelaha kulanka kuleh Hobyo waxaana inta uu socda looga doodi doonaa doorkii beelaha ay ka qaadan lahaayeen Nabad kuwada Noolashaha Beelaha kale […]

07-24
--:--

DHAGAYSO-Madaxweyne Waare ”Galmudug Cusub Ayaan Sugaynaa”

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta galinkii hore gaaray degmada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegay in   socdaalkoodu yahay mid qeyb ka ah dhiiri-galinta dadaallada lagu dhisayo Galmudug cusub. Madaxweyne Waare oo sheegay in labada maamul ee Galmudug iyo Hirshabeelle yihiin kuwo aan kala maarmin, islamarkaana uu ka dhaxeeyo xiriir ganacsi iyo mid Amni […]

07-17
--:--

Dhageyso ,Maxa loo Weeraray Hogaamiyihii Burcad badeeda Mohamed Gafaafe iyo Dad la soo qab qabtay

Ciidamada Amaanka Ee Galmudug ayaa la sheegay in ay howlgal ay sameeyeen kusoo qabteen Rag lagu Eedeeyey inay ka dambeeyeen weerar dhawaan ka dhacay Duleedka Degmada Hobyo.Advertisement Waxa la sheegay in seddex nin lasoo qabtay kuwaasi oo la sheegay inay hadda baaritaan kusocdaan. Gudoomiyaha Degmada Hobyo Ee Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Fahad ayaa sheegay in […]

07-08
--:--

DHAGEYSO: Kheyre Oo Khiyaano Siyaasadeed U Dheelay Ahlusuna & Siriqda Cusub Uu Dejiyey

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sameeyey siriq uu ku doonayo inuu ku dhabar jebiyo Awooda Ahlusuna Waljamaaca,isagoo si maldahan usoo bandhigay Qorshihiisa gaarka ah.Advertisement Kheyre oo hadda kusugan Dhuuso mareeb Xalayna ku laabtay magaaladaasi waxa uu doonayaa inuu hantiyo Awooda Meliteri iyo mida siyaasadeed Ee Galmudug,inkastoo wax kasta ay isbadeli karaan wakhtiga […]

06-30
--:--

Dhageyso Dagaalkii maanta ee Gaalkacyo ka dhacay, Cida ka Danbeysay, iyo Ujedkii laga Lahaa

HM))Xafiiska Gaalkacyo : Warar dheraad ah ayaa ka Soo Baxaya Weerarkii maanta Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo kaasi oo u dhaxeyay Ciidamada Nabad Sugida Dowlada Soomaliya kuwoda ku sugan Mgaalada Gaalkacyo iyo Sidoo kale Maleeshiyaad Hubaysanaa Hubka nuucyadiisa Kala duwan aya la isku adeegsaday labada dhinac waxana ka dhashay qasaaro isugu jira Dhimasho iyo dhawaca Hadaba […]

06-22
--:--

Dhageyso Dhawacyo la geyay isbitaalka Gaalkacyo,xabado goos goos ah oo wali la maqlayo

HM__Xafiiska Cadaado : Wararka naga Soo Gaaraya Magalada Gaalkacyo aya Waxa ay Shegyan in Halkaasi uu dhacay is rasaseyn Xoogan , Waxana is rasaaseyntaasi ay Dhax Martay Ciidamada Nabad Sugida Kuwa Dowlada Soomaliya ee ku sugan Magaalada Gaalkacyo iyo Sidoo kale Maleshiyaad Hubaysan inta la Xaqiijiyay labo Askari aya ku dhintay is rasaaseyntaasi Waxaana sidoo […]

06-22
--:--

Dhageyso Madaxweyne oo ku Goodiyay in Cadalada la Marsiin doono Dadkii ka Danbeyay Xasuuqii Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlad Gobleedka Galmudug Ahmed Ducale Gelle Xaaf oo waraysi siiyay Xafiiska Warqbadka Hobyomedia. com ee Magalada Galkacyo aya ku Goodiyay in cadalada la marsiin doono Dadkii ka Danbeyay Xasuuqii loo gaystay dad shacab ah oo ka soo jeeda Deganada Koonfur Galbeed Waxana uu tilmamay in Maamulkiisa uu waado hawulgalo dadkaasi lagu soo qabanayo Maleshiyo […]

06-17
--:--

DHAGAYSO- Culimada Gobalka Oo Dalbaday In Caddalada Lahor Keeno Dadkii ka danbeyay Xasuuqii Gaalkacyo ka dhacay

Sheeq Muxudiin yuusuf barre oo kamid ah culimada gobalka ayaa VOA uga waramay kulan culimada ay kayeesheen dhacdadii xalay waxa uu masuuliuiinta maamulka galmudug ee gobalka ay ka dalbanayaan sidii cadaalada looga horgayn lahaa kooxihii ka dambeeyay dilkii dadka rayidka ahaa Xasuuqii ka DHacay Gaalkacyo aya Waxa si wayn looga dareemay gudaha soomaliya waxana dowlada […]

06-15
--:--

DHAGEYSO: Madaxweyne Xaaf Oo Ka Hadlay Dagaalka G/gaduud & Xasuuqii Gaalkacyo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay Xasuuqii Xalay Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo. Waxa uu Madaxweynaha cambaareeyey Falkaasi foosha xumaa islamarkaana gudi soo baara ayaana la sheegay inuu uxilsaarayo arintaasi. Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa uu shacabka ugu baaqay inay is dejiyaan oo xaalada la qaboojiyo xiisad kalena la abuuro. Sidoo kale […]

06-15
--:--

Dhageyso:- Kheyre iyo Farmajo dhibtada ay ku hayan Madaxweyne Xaaf Oo kaliftay In Gurigiisa Muqdisho xaaf Uusan Tegin Hal Sanno

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in uu culeys badan Galmudug ka heysto dhanka dowladda Federaalka Soomaaliya,kadib markii xalay uu kulan la qaatay dhalinyaro dalxiis baryahan dambe ku joogay Dhuusamareeb. Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in Gurigiisa oo ku yaalla Magaalada Muqdisho uusan tegi muddo ku dhow hal […]

06-10
--:--

(Dhageyso) Qaylo dhaan ka soo Yeeraysa Degmada Ceeldibir iyo Dad u Geeriyooday Cudurka……

HM_Xafiiska Gaalkacyo Degmada Ceeldibir Ee Gobalka Mudug Iyo Deegaanada Ku xeeran ayaa Xiligaan Laga Soo Warinayaa Caafimaadaro Xoogan, Kadib Markii Deegaanadaasi uu ka Dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka. Maamulka Ceeldibir oo Warbaahinta La hadlay ayaa Xaqiijiyay in Labadii Todobaad ee u Denbeysay ay Halkaa Ugu Geeriyoodeen 2 Caruura Cudurka Shubanka halka Dad kale oo isugu Jira […]

06-10
--:--

DHAGEYSO: Madaxweynaha Hirshabelle oo War Lama filaan ah kasoo saaray Galmudug

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle, ayaa walaac ka muujiyay xaalado hor leh oo ku soo korodha deeganada Maamulka Galmudugm, kadib hadal uu jeediyay Waare. Madaxweyne Waare, ayaa sheegay inay wal wal ka qabaan inay xirmato wadada dhanka Waqooyiga uga timaado Maamulka Hirshabelle, wadadaasi oo uu ula jeedo Galmudug, waxaana uu sheegay nolosha Hirshabelle inay ku xiran tahay […]

06-02
--:--

Dhageyso Dowlada Somaliya oo ku Dhaqaaqday Talabadii lagu Burburin laha Galmudug iyo Jawbta Galmudug

HM))Xafiiska Dhuusamareeb Xildibaano ka Tirsan Barlmaanka Dowlad Gobaleedka galmudug oo shir jaraaid ku qabtay Mgaalada Dhuusamareeb ayaa Qabtay War Saxafadeed ka Dhan ah Dowlada Fadaraalka Soomaliya Waxan Xildhibanadan ay ka Hadleen arimo Badan oo Xasaasi ah Xildhibanada ayaa ka Jawabay War Qad ka soo Baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Fadaraalka Soomaluya Waxana Xildhibanada ay […]

05-27
--:--

DHAGEYSO: Puntland & Galmudug oo Mowqif adag qaatay kadib markii……

halay ayaa Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya waxa ay ansixiyeen Sharciga doorashooyinka iyo kan Axsaabta Siyaasadeed ee dalka,kuwaas oo dib u eegis lagu sameeyey,waxaana kasoo horjeestay qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada. Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ka horyimid ansixinta Sharciga doorashooyinka, iyaga oo sheegay in aan loo marin ansixintaas wadadii saxda aheyd. Wasiirka Arrimaha Gudaha […]

05-03
--:--

Dhageyso:-Xiisad Ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Galmudug

Wararka hobyomedia ay ka helayso deegaano ka tirsan gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in xiisad dagaal ay ka taagantahay deegaano ka tirsan gobolka Gal-gaduud. Degamada Balan-bal ee gobolkaas ayaa lagu soo waramayaa in uu ka jiro abaalul dagaal oo lagu eedeynayo maamulka Galmudug,waxaana dadka deegaanku ay sheegeen in halkaas la geeyay ciidamo lagana cabsi qabo dagaal […]

04-26
--:--

Dhageyso:-Salaad Cali Jeelle oo sir muhiim ah ka shifay

Salaad Cali Jeelle oo ah la Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu ka hadlay Shirkii shalay ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya,isla markaana aad loogu dhaliilay dowladda qodobadii ka soo baxay shirkaasi. Salaad Cali ayaa eedeeymo kala duwan u jeediyay Siyaasiyiintii u badnaa Mucaaradka dowladda ee ku shiray Nairobi,isla markaana ku […]

04-24
--:--

Recommend Channels