FAAQIDAADDA CIYAARAHA 20.03.2021
Update: 2021-03-20
Description
QODOBADA KU JIRA WAXAA KA MID AH
- Tartanka Horyaalka Kubada Cagta Soomaaliya oo wareegii koowaad la soo gabagabeeyey
- Koobka Jeneral Daa'uud ee Muqdisho
- Inter oo saameyn uu ku yeeshay fayraska Corona
- La Liga-ha Spain oo la isku dheggan yahay
- Yaa loo saadaalinaya sanadkan koobka Champions League-ga?
- Horyaalka Jarmalka oo kooxihii waa weynaa qaarkood dhoobada walaaqanayaan.
Comments
In Channel







