FAAQIDADDA CIYAARAHA 08.05.2021
Update: 2021-05-08
Description
- Faaqidaadda Ciyaaraha ee Sabtida, qodobada aan idinkugu hayno waxaa ka mid ahaa Manchester City oo galabta loo caleemi saari karo horyaalka Ingiriiska waase haddii Chelsea ay ka badiso. Thomas Tuchel ninka ay sida weyn u loolalamaan ee Pep Guardiola ma ka qasi doonaa dabaaldegga?
- Taageerayaasha Igiriiska ma ka qayb gali doonaan ciyaarta kama dambeysta koobka Champions League-ga ee lagu qabanayo Turkiga?
- Kooxda lakadka ku noqotay PSG ee sanadkan loo saadaalinayo horyaalka Faransiiska.
- Hoggaaminta horyaalka Spain oo galabta wacdaro uu ka taagan waa guul ama geeri Barcelona iyo Atletico Madrid oo goroda iskula jira.
- Real Madrid, Barcelona & Juventus oo xabadka u garaacday difaacii qorshihii lagu muransanaa ee Horyaalka sare ee Yurub iyo qodobo kale oo xiiso leh.
Comments
In Channel







